Xarunta Qur'aan saarka Shifaa'u Raxma

Xarunta Qur'aan saarka Shifaa'u Raxma Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xarunta Qur'aan saarka Shifaa'u Raxma, Medical and health, Qoryacad, Qardho.

Xarunta Qur'aan saarka ee Shifaa'u Raxma oo ku taalla xaafadda qoryacad ee magaalada Qardho.Xarunta waxaa lagaaga daweynayaa:
✔ Ilcaynta ✔ Jinka ✔ Sixirka ✔ Umu sibyaanta ✔ Caadawareerka ✔ Walwalka ✔Qalalka iyo Dawoowin Herbalka ah

Xarunta isku daawaynta qor'anka Kariimka ah iyo Dawa Dhireedka dabiciga ah Ee Shifaa u Raxma horay u gaar Xarunta oo kal...
03/06/2026

Xarunta isku daawaynta qor'anka Kariimka ah iyo Dawa Dhireedka dabiciga ah Ee Shifaa u Raxma horay u gaar Xarunta oo kala xidhiidh tel 0907137050

Halkan igula Saaxiib, Follow dheh page ka, mahadsanid
02/06/2026

Halkan igula Saaxiib, Follow dheh page ka, mahadsanid

31/05/2026

Halkaani waa xarunta shifaa u raxma, waxana lagu Daweeyaa Xanuunnada ruuxiga ah ay ka mid yihiin:

Isha jinka
Sixirka
Xaasidka
Qalalka
Walwalka

Sido kale Xaruntu Waxay haysaa daawo dhiireed dabiiciya ay ka mid yihiin:

Saliida mucjisada
Saliida jinka
Saliida Sixirka
Saliida isha
Saliida so celinta timaha go,ay
Saliida Xabadsowdaha

Xaruntu waxay kaloo haysaa daawada carruurta isku kaadida iyo daawada Sanboorka.

Xarunta shifaa uraxma waxay ugu bishiraneysa dad weynaha ku dhaqan gobolka karkaar iyo nawaaxigiisa in laga dhigay bilaash ama lacag la aan Xaruntu.

Fiirogaara: Xaruntu waxay ku taal xafada qoryacad kasoo horjeedka Xarunta dhimirka qardho.

Intaas wixii dheer fadlan nalaga soo xiriir lambaradaan: 0907732173 ama 0907137050.

Dalabka hadda yimi waa Diyaar Macamiisha sharafta leh meel kastoo Adaad hoogtaan waa laydunkukeenayaa Igala so xiriir te...
06/04/2026

Dalabka hadda yimi waa Diyaar Macamiisha sharafta leh meel kastoo Adaad hoogtaan waa laydunkukeenayaa Igala so xiriir telka 0907732173 Ama 0907137050

Calamadahan haddii aad ledahay waa inaad ila so xiriir tel 0907732173 Ama 0907137050
04/04/2026

Calamadahan haddii aad ledahay waa inaad ila so xiriir tel 0907732173 Ama 0907137050

Anigoo ah Mamulaha Xarumaha shifaa u raxma Ee qardho waxan adin Leeyahay ilahay ha cafiyo Umada soomaliyeed Oo Ladhiban ...
04/04/2026

Anigoo ah Mamulaha Xarumaha shifaa u raxma Ee qardho waxan adin Leeyahay ilahay ha cafiyo Umada soomaliyeed Oo Ladhiban Xanuunnada Ruuxiga ah sida isha jinka sixirka xasadka umusibiyaanta cada wareerka Qalalka walwalka hadaba Nagala so xiriir tel 0907732173 ama 0907137050

Address

Qoryacad
Qardho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Qur'aan saarka Shifaa'u Raxma posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share