Drsuhayb Osman-

Drsuhayb Osman- Drsuhayb Osman

Ilmaha la nool xanunka macanka (TYPE 1DM) waxa muhiim in in labaro habka qadashada irbada iyo in malinkasta halmeel aan ...
24/07/2026

Ilmaha la nool xanunka macanka (TYPE 1DM) waxa muhiim in in labaro habka qadashada irbada iyo in malinkasta halmeel aan irbada joogto logu durin.
Walidka wa muhiin inay kor joogteyan ilamaha kaliya irbada u ogolaan in uu kaligis iskuduri waxa imankarta in mesha marki lagu celceliyo ay bararato kadibna caabuq qaado tas halis kenikarta.

INDUCED LIPODYSTROPHY [INSULIN DERIVED AMYLOIDOSIS]

Fadlan lasoco cabirka dhigaaga Dhiikarku wuxu kena Kalyo xanuun FaaligArago diciifaJooji cunooyinka milixda leh iyo sali...
18/05/2026

Fadlan lasoco cabirka dhigaaga
Dhiikarku wuxu kena
Kalyo xanuun
Faalig
Arago diciifa
Jooji cunooyinka milixda leh iyo saliida badan.
Same jimicsi joogto ah ugu yaran 30mint malinti ama isbuci 150mints.
world hypertesion Day

First hour after birth is a critical window for bonding and physiological development. Research shows that skin-to-skin ...
23/03/2026

First hour after birth is a critical window for bonding and physiological development. Research shows that skin-to-skin contact with fathers during this time has profound effects on newborns, influencing hormone levels, sleep patterns, and emotional regulation.

Oxytocin, often called the β€œlove hormone,” rises dramatically during early physical contact. Studies indicate that babies experience a 176% increase in oxytocin when held skin-to-skin by their father in the first hour. This hormone helps regulate stress, promotes relaxation, and strengthens social bonding.

Alongside hormonal benefits, fathers’ skin-to-skin contact has behavioral effects. Babies cry 43% less and tend to sleep twice as long during their first day, providing essential rest and reducing stress in both the infant and parent. These early moments also support the development of a secure attachment, fostering feelings of safety and comfort that can influence long-term emotional well-being.

Medical experts recommend including fathers in immediate postnatal care when possible. Even brief, focused skin-to-skin time can have lasting benefits for the baby’s stress response system, sleep quality, and overall neurodevelopment. This simple practice underscores the critical role fathers play in early life and bonding.

15/03/2026

Iyo xanuunka macaanka.TDM1

20/02/2026

Ramadaan mubaarak

Dengue fever waa xumada ama qandho ay kento nooc kamida kaneecada la yiraahdo Aedes aegypti. Xanuunkan .Calaamadaha lagu...
18/10/2025

Dengue fever waa xumada ama qandho ay kento nooc kamida kaneecada la yiraahdo Aedes aegypti.
Xanuunkan .Calaamadaha lagu garto waxa kamida
- Qandho saaid ah oo si lama filaan ah u bilaabanta.
Madax xanuun daran gaar ahaan dhabarka. indhaha dhafoorada kalagoysyada.
matag. jidh xanuun
Daal fara badan iyo tabar daro
Dhiig yar oo ka yimaada sanka ama cirridka
Dhiig bax gudaha ah. Taas oo ah mid khatar ah haddii aan si degdeg ah loo daweyn.

Ma laha daawo gaar ah, balse
wa in qofka hela nasniino
- Cabitaan biyo badan .biyaha aad bay muhiim u yihiin.
- qandhada. waxa loqata. Paracetamol isaga oo xadigiisa la ilaalinayo.
6dii saacba mar oo qofku hal.kinin liqayo (fadlan hasiin aspirin iyo ibuprofen ilmaha yar iyo qof waynba!!!

Qandho badan hadad isku aragto fadlan tag goobta cafimaad ee kugu dhow oo (temperature)iska cabir.

04/10/2025

🩺 Maalinta Caalamiga ah ee Wadnaha (World Heart Day)
πŸ“… 29 Sebtembar 2025οΏ½πŸ”¬ Cinwaanka Sanadkan: β€œWadnahaaga daryeel – Noloshaada badbaadi.”

❓ Maxay Tahay Maalinta Wadnaha Adduunka?
World Heart Day waa maalin sannadle ah oo uu soo qabanqaabiyo World Heart Federation, ujeeddadeeduna tahay in lagu wacyigeliyo bulshada caalamka muhiimadda caafimaadka wadnaha iyo yareynta halista cudurrada wadnaha iyo xididdada dhiigga (Cardiovascular Diseases – CVDs).

πŸ“Š Xog Cilmiyeysan:
* Cudurrada wadnaha iyo xididdada dhiigga ayaa ah sababta koowaad ee dhimashada adduunka, iyadoo sanadkii 2024 lagu qiyaasay inay dileen in ka badan 20 milyan oo qof.
* Inta badan kiisaska waxaa sababa hab-dhaqan caafimaad-darro ah oo laga hortagi karo.
βœ… Talooyin Cilmiyeysan oo Lagu Daryeelo Wadnahaaga:
1. πŸ₯— Cun Cunto Isu-dheellitiran – qudaar, miraha, kalluunka, lowska, iyo saliidaha caafimaadka leh.
2. πŸƒβ€β™€οΈ Jimicsi Joogto ah Samee – ugu yaraan 150 daqiiqo usbuucii.
3. 🩺 Iska Baadh Cadaadiska Dhiigga, Sonkorta & Kolestaroolka – ugu yaraan 2 jeer sannadkii.
4. 🚭 Jooji Sigaarka
5. 😌 Maamul Walbahaarka

πŸ‘¨β€πŸ‘©β€πŸ‘§β€πŸ‘¦ Wacyigelin Qoys iyo Bulsho Ahaan:
* Bar carruurtaada cunno caafimaad leh.
* Wada sameeya dhaqdhaqaaqyo isboorti oo xiiso leh.
* U sheeg dadka kugu xeeran muhiimadda baaritaanka caafimaad.

πŸ—£οΈ Xigmad Caafimaad:
"Wadnaha caafimaad qaba ma aha keliya inuu kaa ilaaliyo cudur; waa inuu kuu oggolaadaa nolol firfircoon, maskax degan, iyo qoys faraxsan."

09/09/2025

Address

Qardho

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Drsuhayb Osman- posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category