SOPHA-Somali Public Health Association

  • Home
  • SOPHA-Somali Public Health Association

SOPHA-Somali Public Health Association Somali Public Health Association (SOPHA) is a national, independent, non-profit, voluntary association established in August 2018.

SOPHA and its members deeply believe that health is a human right.

Hepatitis: Let's break it down
31/07/2026

Hepatitis: Let's break it down

The Chairman of the Somali Public Health Association (SOPHA), Mr. Mohamed Hussein Adam, participated as a panelist in th...
08/07/2026

The Chairman of the Somali Public Health Association (SOPHA), Mr. Mohamed Hussein Adam, participated as a panelist in the Ebola Preparedness Forum: “Ebola Preparedness in Somalia: Assessing Risks, Readiness, and Response Capacity.”

During the discussion, he highlighted the importance of strengthening disease surveillance, preparedness, multisectoral collaboration, and building resilient public health systems to effectively respond to emerging health threats.

Appreciation to all partners and panelists for contributing to this important public health dialogue.

🦠 Ebola Preparedness Forum | Strengthening Somalia’s ReadinessThe Somali Public Health Association (SOPHA) is pleased to...
02/07/2026

🦠 Ebola Preparedness Forum | Strengthening Somalia’s Readiness

The Somali Public Health Association (SOPHA) is pleased to participate in the Ebola Preparedness Forum under the theme:

“Ebola Preparedness in Somalia: Assessing Risks, Readiness, and Response Capacity.”

This forum brings together public health experts, policymakers, and healthcare professionals to discuss strategies for strengthening Somalia’s preparedness, surveillance, and response to potential Ebola outbreaks.

We invite public health professionals, students, and partners to join us for this important dialogue as we work together to build a stronger and more resilient health system.

🗓️ Date: July 5, 2026
🕒 Time: 3:30 PM
📍 Venue: Town Campus, SIMAD University

Happy Independence Day to Somalia on 66 years of freedom!
25/06/2026

Happy Independence Day to Somalia on 66 years of freedom!

Golaha Guud ee Ururka Caafimaadka Guud ee Soomaaliyeed (SOPHA) oo Doortay Guddoomiyaha Cusub ee Muddo-xileedka 2026–2028...
23/06/2026

Golaha Guud ee Ururka Caafimaadka Guud ee Soomaaliyeed (SOPHA) oo Doortay Guddoomiyaha Cusub ee Muddo-xileedka 2026–2028

Muqdisho, Soomaaliya – Golaha Guud ee Ururka Caafimaadka Guud ee Soomaaliyeed (SOPHA) ayaa maanta si rasmi ah ugu doortay Mudane Maxamed Xuseyn Aadan (PhD Candidate) inuu noqdo Guddoomiyaha Ururka muddo-xileedka 2026–2028.

Doorashadan oo ka dhacday shirkii Golaha Guud ee Ururka ayaa ka tarjumaysa kalsoonida iyo taageerada ay xubnaha ururku u hayaan hoggaaminta, aqoonta iyo waayo-aragnimada Mudane Maxamed Xuseyn Aadan, si uu u hoggaamiyo dadaallada lagu xoojinayo caafimaadka guud, kor loogu qaadayo tayada adeegyada caafimaadka, isla markaana loo horumarinayo caafimaadka bulshada Soomaaliyeed.

Mudane Maxamed Xuseyn Aadan waa xirfadle khibrad iyo aqoon qoto dheer u leh caafimaadka guud (Public Health), isagoo in ka badan toban sano ka soo shaqeynayay dhinacyada tacliinta sare, cilmi-baarista, iyo horumarinta caafimaadka bulshada. Waxa uu sidoo kale hadda ku guda jiraa waxbarashada heerka Doctor of Philosophy (PhD) ee Jaamacadda Mahidol University ee dalka Thailand.

Ururka SOPHA wuxuu Guddoomiyaha cusub u rajaynayaa guul iyo horumar, wuxuuna Alle uga baryayaa inuu ku garab galo gudashada mas’uuliyadda muhiimka ah ee loo igmaday, si uu ururka ugu hoggaamiyo himilooyin wax-ku-ool ah, wadajir, iyo guulo waara oo wax weyn ku biiriya horumarka caafimaadka guud ee Soomaaliya.

— DHAMMAAD —

24/05/2026

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay bulshada Soomaaliyeed ku wacyigelinaysaa in ay feejignaadaan sababa la xiriira xaaladaha cudurka Ebola ee laga soo sheegay qaar kamid ah dalalka Afrika gaar ahaan Uganda iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo (DRC).

Wasaaraddu waxa ay xoojisay diyaar garowga iyo la socodka cudurrada faafa, iyadoo sare loo qaaday feejignaanta xarumaha caafimaadka, goobaha laga soo galo dalka iyo nidaamyada dabagalka cudurrada.

Bulshada waxaa lagu boorinayaa inay ilaaliyaan nadaafadda, ka fogaadaan taabashada qof qaba calaamado looga shakisan yahay Ebola, islamarkaana ay si degdeg ah ula xiriiraan xarumaha caafimaadka haddii la arko calaamado sida qandho daran, matag, shuban ama dhiig-bax.

𝐊𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐜𝐮𝐝𝐮𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐟𝐚𝐚𝐟𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐬’𝐮𝐮𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐣𝐢𝐫 𝐚𝐡.

----------------
𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐎𝐬𝐦𝐚𝐧 𝐃𝐚𝐡𝐢𝐲𝐞
Madaxa Xafiiska isgaarsiinta iyo Wacyigalinta Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada XFS.
Email: [email protected]
Facebook: https://www.facebook.com/MoHSomalia?mibextid=LQQJ4d
Twitter: https://twitter.com/MoH_Somalia
Website: www.MoH.gov.so

Hambalyo waxaan hambalyo udiraynaa Gudoonka cusub ee GOLAHA MIHNADLAYAASHA CAAFIMAADka QARANKA oo ay doorteen xubnaha go...
21/12/2025

Hambalyo waxaan hambalyo udiraynaa Gudoonka cusub ee GOLAHA MIHNADLAYAASHA CAAFIMAADka QARANKA oo ay doorteen xubnaha golaha.
- Dr. Cabdilatif Ugaas Bile Gudoomiyaha golaha
- Dr. Cimraan Axmed Cabdiqaadir Gudoomiye kuxigeenka golaha.

Waxaan Allah uga baryaynaa in hawsha loo idmaday ufududeeyo.

Address


Opening Hours

Monday 09:00 - 16:00
Tuesday 09:00 - 16:00
Wednesday 09:00 - 16:00
Thursday 09:00 - 16:00
Saturday 09:00 - 16:00
Sunday 09:00 - 16:00

Telephone

616301030

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOPHA-Somali Public Health Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to SOPHA-Somali Public Health Association:

Shortcuts

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share