17/10/2024
Ilaa hada waxa la yaba dadka halgankii ka shekeya anagii dhiga ku dhex jiranay k**a hadalno dadkii marba mel marayey bal ka warama🤨🤨
Adero ragii naga baxay waxay inaga raban duco ee ma ahaa inaan ka warano
Kuwa dhawac noqdayna inaan wax u qabno inaga rabane shegasho ma raban 🙏
Alle ha u naxaristo wilasheni dhintay halgankii uu ka mid ahaa ader tawakal walal jamac
Alle ha uboga dhayo inta ila hada inaga jifta aan socon karen🤲🏻🤲🏻🤲🏻