Baano

Baano Click the link below to download the App https://onelink.to/baano

Baano is a comprehensive mobile healthcare app offering helpline support, hospital bookings, diagnostic test ordering with home sample collection, health tips, and appointment reminders.

Baano App waa wahel kaaga caafimaad goor walba iyo meel walba aad joogtid.kala soo deg App-ka  Playstore ama App Store h...
26/07/2026

Baano App waa wahel kaaga caafimaad goor walba iyo meel walba aad joogtid.
kala soo deg App-ka Playstore ama App Store https://onelink.to/baano ama naga soo wac 2441

Qaybteenna Daryeelka Macaamiisha waxay diyaar kuu tahay 24/7 si ay kugu fududeyso helitaanka adeegyada caafimaadka.kala ...
25/07/2026

Qaybteenna Daryeelka Macaamiisha waxay diyaar kuu tahay 24/7 si ay kugu fududeyso helitaanka adeegyada caafimaadka.

kala soo deg App-ka Playstore ama App Store https://onelink.to/baano ama naga soo wac 2441

24/07/2026

Adeegga "DALBO KALKAALIYE" ayaa hadda kuugu diyaar ah App-ka Baano.

Waxaad soo dalban kartaa xirfadle caafimaad oo kuugu adeegaya goobta aad ku sugantahay goor walba.

kala soo deg App-ka Playstore ama App Store https://onelink.to/baano ama naga soo wac 2441

Geelku wuxuu caan ku yahay samirka, laakiin adiga safafka dhaadheer ee isbitaalka ma u dulqaadan kartaa?🤣kala soo deg Ap...
22/07/2026

Geelku wuxuu caan ku yahay samirka, laakiin adiga safafka dhaadheer ee isbitaalka ma u dulqaadan kartaa?🤣

kala soo deg App-ka Playstore ama App Store https://onelink.to/baano ama naga soo wac 2441

21/07/2026

Adeegga dalbo kalkaaliye caafimaad wuxuu kuu suurtogelinayaa inaad hesho daryeel caafimaad adiga oo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo.
La soo deg app-ka Baano, oo dalbo kalkaaliye caafimaad https://onelink.to/baano ama naga soo wac 2441.

Ha ku lumin waqtigaaga saf iyo sugitaan. Hal taabasho oo keliya ku qabso ballanta dhakhtarkaaga adigoo isticmaalaya Baan...
18/07/2026

Ha ku lumin waqtigaaga saf iyo sugitaan. Hal taabasho oo keliya ku qabso ballanta dhakhtarkaaga adigoo isticmaalaya Baano Healthcare App.

kala soo deg App-ka Playstore ama App Store https://onelink.to/baano ama naga soo wac 2441

16/07/2026

Ololahani wuxuu qeyb ka yahay dadaallada aan ku xoojinayno wacyiga bulshada, ogaanshaha sonkorowga xilli h**e iyo dhiirrigelinta daryeelka caafimaadka.

Waxaan si guul leh u soo gabagabeynay Ololaha Wacyigelinta iyo Baaritaanka Sonkorowga.Bulshadeena waxaan u qabanay:Baari...
16/07/2026

Waxaan si guul leh u soo gabagabeynay Ololaha Wacyigelinta iyo Baaritaanka Sonkorowga.

Bulshadeena waxaan u qabanay:

Baaritaanka Sonkorowga oo bilaash ah
Baaritaanka HbA1c
La-talin caafimaad

Ololahani wuxuu qeyb ka yahay dadaallada aan ku xoojinayno wacyiga bulshada, ogaanshaha sonkorowga xilli h**e iyo dhiirrigelinta daryeelka caafimaadka.

15/07/2026

SOHA CUP 2026, isdhexgal bulsho

Waxaa maanta si rasmi ah u soo idlaaday SOHA CUP 2026.Waxaan ku faraxsanahay in sanadkii 2aad oo xiriir ah aan ka ahayn ...
15/07/2026

Waxaa maanta si rasmi ah u soo idlaaday SOHA CUP 2026.

Waxaan ku faraxsanahay in sanadkii 2aad oo xiriir ah aan ka ahayn taabagelinta tartankaan, annagoo aaminsan in caafimaadka iyo isboortigu ay yihiin labada tiir ee ugu muhiimsan bulshada.

Waxaan u hambalyeynaynaa dhammaan kooxihii ka qaybgalay, abaabulayaashii, guuleystayaashii iyo taageerayaashii ka dhigay tartankan mid xusuus reeb ah.

Address

Afgoye Road, KM5, Wadajir District Mogadishu Somalia
Mogadishu
252

Telephone

+252610675050

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baano posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Baano:

Shortcuts

Share