Dr Ahmed Abdiasis, MD

Dr Ahmed Abdiasis, MD DHAKHTAR CUDURADA GUUD Run ahaantii anigoo aad u yar baan gioaansaday inaan dhakhtar noqdo ilahayna wuu ii rumeeyay himiladaas. MAHADSANIDIN.
(3)

markaan yaraa waxaan arki jiray dhakhaatiirta waxaan odhan jiray WOOW, waxaan doonayaa inaan sidooda noqdo, aabbahay oo markaa ila socdayna wuxu i odhan jiray waxaad tahay DR MAJID oo ahaa magac uu isagu iila baxay ilaa maantana uu iigu yeedho. iminka oo aan halkan joogana waxaan doonayaaa inaan inta ugu badan ku celiyo bulshadayda waxaan bartayna u gudbiyo.

02/08/2026
01/08/2026

Sida saxda ee culayska loo qaado.

Waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan shacabka Puntland, anniga oo ugu hambalyaynaaya sanad guurada 28aad ee ka soo wareegta...
01/08/2026

Waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan shacabka Puntland, anniga oo ugu hambalyaynaaya sanad guurada 28aad ee ka soo wareegtay asaaskii Puntland.
Waxaan idinku hambalyaynayaa waxaad qabsateen 28kaa sano, aniga oo idiin rajaynayaa Nabad, Horumar iyo Barwaaqo waarta.

Juma Saed
31/07/2026

Juma Saed

31/07/2026

Jimce wa ciid, Wasalatu calal Xabiib. SCW.

30/07/2026

Safar kooban, soo duceeya.

29/07/2026

War heedhe, dadka wasiirku sheegaya ma idinku jiraan? Umadda in laga xishoodo ayaa wacan.

29/07/2026

“ Ina rag waa geed-sare waab ” bal ha la ii sharaxo?

29/07/2026

Cabudhka Ilmaha yar

Adresse

Hanover

Telefon

+4915216783260

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Dr Ahmed Abdiasis, MD erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Die Praxis Kontaktieren

Nachricht an Dr Ahmed Abdiasis, MD senden:

Verknüpfungen

Teilen