23/08/2026
β οΈ Digniin ku socota ragga
Anigoo ah Dhakhtar ku takhasusay cudurrada Taranka ragga iyo Xanuunada gogosha waxaan ka digayaa khatarta ka dhalan karta malabka loo isticmaalo galmada.
π¨π½ββοΈ Dr. Abas Salad Abdi
πΉ Andrology β’ Sexology β’ STDs
π₯ SAHAN MENβS HOSPITAL
π Zoobe Km5 β Laami yaraha
π± +252614836060 |