Xarunta Cafimadka Waydkal ee Degmada Baarey ee Gobolka Afdher

Xarunta Cafimadka Waydkal ee Degmada Baarey ee Gobolka Afdher Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xarunta Cafimadka Waydkal ee Degmada Baarey ee Gobolka Afdher, Health & Wellness Website, Afdher, Jigjiga.

qoryale weydkal dhabiley team
25/04/2026

qoryale weydkal dhabiley team

25/04/2026
20/04/2026
cadib health post
22/01/2026

cadib health post

BAREY – 18 October 2025Maanta waxaa si rasmi ah loogu wareejiyay loona dardaarmay wadayaasha 5 mootooyin iyo sidoo kale ...
18/10/2025

BAREY – 18 October 2025

Maanta waxaa si rasmi ah loogu wareejiyay loona dardaarmay wadayaasha 5 mootooyin iyo sidoo kale 5 telefoono gacanta ah (mobile phones) oo lagu adeegsan doono horumarinta caafimaadka, gaar ahaan sare u qaadidda tallaalka joogtada ah iyo daryeelka caafimaadka aasaasiga ah. Xubnahan ayaa horey u soo qaatay tababar ku saabsan hawsha ay qaban doonaan.

Barnaamijkan waxaa iska kaashaday Xafiiska Caafimaadka DDS, Xafiiska Xirfadaha iyo Shaqo Abuurka DDS, iyo hay’adda UNICEF.

Munaasabadda wareejinta waxaa ka qaybgalay Guddoomiyaha Degmada Barey Mudane Bashir Siyad, Madaxa Caafimaadka Degmada Mudane Cabdirisaq Maxamed Xuseen, iyo Mayorka Magaalada Mudane Zakariye

Jamco Quruxbadan
29/08/2025

Jamco Quruxbadan

26/5/2017 waxaa saka oo isnin ah senterka weydkaal xarunta cafimadka Nagu soo booq day kormeer heer gobol ahIyo heer dag...
03/02/2025

26/5/2017 waxaa saka oo isnin ah

senterka weydkaal xarunta cafimadka

Nagu soo booq day kormeer heer gobol ah

Iyo heer dagmo iskugu jiro kaas oo loogu kuur

galayay adeegyada kala gadisan

1.Cafimaadka
2.waxbarashada

Adegbixinta Xarumaha
Nadafada Xarumaha Adeg bixinta
Dar dar galinta barnamijyada Caymiska cafimadka

Waxana xooga lasaari donaaa goobaha
Adeeg bixinta santarada
Iyo dhamaaan health pt cafimadka

CEYMISKA CAFIMAADKA BULSHADEENA
DHAMAN WAA INAN KA QEYB GALINAAA

Address

Afdher
Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Cafimadka Waydkal ee Degmada Baarey ee Gobolka Afdher posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share