Cusbitaalka Gashamo

Cusbitaalka Gashamo gaashaamo hospital where you can get your health services

Doorashada.Cusbitaalka Guud Ee Gashamo Ayaa Diyaariyay Team caafimada iyo Ambulance yo  si ay uga qayb qaatan  una caawi...
31/05/2026

Doorashada.
Cusbitaalka Guud Ee Gashamo Ayaa Diyaariyay Team caafimada iyo Ambulance yo si ay uga qayb qaatan una caawiyaan bulsha waynta Degmada Gashamo Ee bari kacodaynasa Goobaha doorashada Ee Degmada Gudo iyo dibadba,
Sidoo kale. Maamulka iyo shaqaale waynaha cubitaalka Ayaa dhinacoda udiyaarsan codbixinta Doorashada maalinta bari ah,

Mahad celin  iyo sagootin.Xaflad aad u balaadhan oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin ka socday xafiiska caafimaadka DDS,...
18/04/2026

Mahad celin iyo sagootin.

Xaflad aad u balaadhan oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin ka socday xafiiska caafimaadka DDS, maamulka degmada, odayaasha, haweenka iyo dhalinyarada degmada Gashaamo ayaa ka qabsoontay gudaha cusbitaalka guud ee gaashaamo.

Xaflada oo ahayd mahad celin iyo sagootinta mareeyihii h**e Dr. Xamse cumar oo helay fursad waxbarasho iyo soo dhawaynta maareeyaha cusub mudane mohamed ahmed ibrahim( kheyre).

Dhamaan xubnaha madasha ka hadlay ayaa ku dheeraaday waxqabadka maareerihii h**e uguna duceeyay in alle u fudaydiyo hayaankiisa waxbarasho.
mareeyaha h**e ayaa la gudoonsiiyay shahaado sharaf iyo hadiyado kala duwan.
Ugu dambayma masuuliyiimta ka socotay xafiiska caafimaadka DDS ayaa u kala wareejiyay xillka mareeyaha h**e iyo maareeyaha cusub.

Siciid maxamed muxumed
HRM head.

Hambalyo maareeyaha cusub ee cusbitaalka guud ee Gashamo mudane mohamed ahmed ibrahim( kheyre) iyo  medical director kii...
14/04/2026

Hambalyo maareeyaha cusub ee cusbitaalka guud ee Gashamo mudane mohamed ahmed ibrahim( kheyre) iyo medical director kiisa Dr. Abdikani kuwas oo losoo magacaabay boosaska Kor ku xusan kadib markii uu maareeyihii h**e Dr. Xamse cumar helay fursad waxbarasho.


14-april-2026
Siciid maxamed muxumed
Madaxa shaqaalaha cusbitalka.

Address

Jijiga
+251

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cusbitaalka Gashamo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Cusbitaalka Gashamo:

Shortcuts

Share

Category