Dr.sh.Cabdikariim Cali Rafle

Dr.sh.Cabdikariim Cali Rafle Wax kasta oo dadka faaido uleh dhanka diinta iyo Aduunyadaba , Halkan hoose kala soco channaladayda https://youtu.be/L9KRhxXxaG8?si=tnSyhrwvQl4Q83yH

Waxaan arkayey maalmahan qolyo is-habaarayey ( مباھلة)  oo midna dhinac yahay kuwa kalana dhinac yihiin in kastoo labadu...
29/07/2026

Waxaan arkayey maalmahan qolyo is-habaarayey ( مباھلة) oo midna dhinac yahay kuwa kalana dhinac yihiin in kastoo labaduba si guud fikirka Wahaabiga ama salafiga ay aaminsanyihiin laakiin midka dhinaca ahi ku doodayo in Imaamu Suyuudi (الإمام السيوطي رحمه الله) uu gaal yahay , Imaamu Nawawina ( الإمام النووي رحمه الله ) bidcoole , xaga dhanka kale ay ku khilaafsanyihiin.
Xaqiiqadase ayaa ku taagan baad isleedihiin? marka fikirkaas Wahaabiga kutubtiisa loo noqdo.

Waxaa xaqiiqo ah marka loo noqdo kutubta fikirkaas ama mad-habkaas sida ku taala kutubta kala ah duraru saniyah(الدرر السنية في الأجوبة النجدية ) iyo taariikhda ina qanam( تاريخ ابن غنام) sidoo kale kitaabka cunwaanu -annajdi(عنوان المجد في تاريخ نجد") iyo kuwa lamidka ah in Ashaacirada(الأشاعرة) iyo ciddii khilaaftay fikirkan oo Xanaabilo(الحنابلة) badan kamid ahaayeen gaalo yihiin in kastoo Culimadii Wahaabiyada ee Dambe gaalaysiinta iyo tabdiica ay yara khafiifiyeen laakiin marka kutubta loo noqdo ninkaas gaalaysiinnaya Imaamu Suyuudi iyo kooxa badan oo xagjir ah oo hubaysan oo ka dagaalama dhululka islaamka oo ka xusi karo kuwo dhulkeena Somalia ka dagaalama fikirkaas iyo kutubtiisa umbay xambaarsanyihiin ooy raacaan.

hoos ka fiiri marjica iyo mujaladka iyo waliba hadalka ku qoran kitaabka الدرر السنية في الأجوبة النجدية لشيخ عبدالرحمن ابن قاسم

12/07/2026

Bal Arrintan musiibada ah dhagayso!! DHAKHAATIIRTA Ayaan lawada aaminin walaalayaal kuwo dad qalato ah baa ku jira.

05/07/2026

Maad garaynaysaa farqiga udhexeeya kalimaadkan:
الجمل ، البعير، الناقة ، الإبل
Nala wadaag af-soomaali ahaan

Arrintan ku saabsan wicitaanada dadka la soo wacayo kadibna xaga hoose la goosanayo ama uuba yaraanayo,  khuraafaad baan...
04/07/2026

Arrintan ku saabsan wicitaanada dadka la soo
wacayo kadibna xaga hoose la goosanayo ama
uuba yaraanayo, khuraafaad baan uhaystay ilaa nin aan ku kalsoonahay oo Culimo ah wiil uu garanayo walaalkii ay ku dhacday oo xubinkii yaraaday.
laakin arrinta layaabka leh waxaa weeye Qoomiyadaha kale ee inala dagan wax sheegaya ma maqale say wax jiraan?
marka bal ha la is ilaaliyo oo taleefanada iska hubiya .

"من رحمةِ الرسولِ صلوات الله وسلامه رفقُهُ بالحيوانِ : كان صلى الله عليه وسلم يُصغي للهرة الإناء، فتشرب ثم يتوضأ، بفضلها...
30/06/2026

"من رحمةِ الرسولِ صلوات الله وسلامه رفقُهُ بالحيوانِ :
كان صلى الله عليه وسلم يُصغي للهرة الإناء، فتشرب ثم
يتوضأ، بفضلها" (يُصغي: يميل) [صحيح: رواه الطبراني].

Cilmiga ha laga barto dadkiisa iyo ehelkiisa Sheekh cumar gadhwayne waa sheekh wayn oo khibrad iyo waayo aragnimo leh. A...
22/06/2026

Cilmiga ha laga barto dadkiisa iyo ehelkiisa
Sheekh cumar gadhwayne waa sheekh wayn oo khibrad iyo waayo aragnimo leh.

Adigoo jigjiga jooga oo fursad haya ha ku habsaamin dhalinyada iyo kuwa da'da yar ee isku daya inay wax akhriyaan.

anigu nin 40 ka yar inaan wax ka akhristo waan joojiyey wixii isaga laga fursan waayo waa meesheeda.

21/06/2026

Furitaanka dawrada xadithka ee sheekh cumar gadhwayne jigjiga

Address

Jijiga

Telephone

+251915415162

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.sh.Cabdikariim Cali Rafle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.sh.Cabdikariim Cali Rafle:

Share

Category