19/08/2026
“Helitaanka dhiig badqaba waqtiga saxda ah wuxuu door muhiim ah ka qaataa badbaadinta hooyooyinka la kulma dhiig-baxa xilliga dhalmada. Hal qandi oo dhiig ah wuxuu noqon karaa fursad nololeed oo cusub.
muwaadin Ka qayb qaado badbaadinta hooyooyinka iyo dhallaanka adigoo ku deeqaya Dhigaaga
Give Blood Save a life 🩸