Dr. Hamud

Dr. Hamud Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr. Hamud, Doctor, 62 Plymbridge Lane, Plymouth.

Family Medicine Resident (UK) | MBBS (UG) | Health-Awareness Campaigner | Youth Mentor | Patient Safety Advocate

Madashan waxaan ugu talo galay inaan wacyigiina caafimaad wax ku kordhiyo

🤲🏽الهم اجعلني خيرا مما يطنون، واغفرلي ما لا يعلمون🤲🏼

18/06/2026

Sidee dhaliin yaro la tahriibinayo madaarka looga dhoofin karaa? Waa su’aale. Wax suurto gal ah may tahay?

18/06/2026

Sadex caafimaad kaaga u dan ah

18/06/2026

Inaga caruurteena yaa u maqan?

17/06/2026

Mohamed Ilig

17/06/2026

Dadkan caruurta magaalada ka urursanaya ee waalidkoodii oo aan ogayn intay dhoofiyaan magafaha u gaynaya, saw in wax laga qabto may ahayn.

⚽️
16/06/2026

⚽️

16/06/2026

Waa wayn kan ma aragteen? Ha u dhawaanina wiilal iyo gabdhow

15/06/2026

Xaaladani aad bay inoogu badantahay bay ila tahay

14/06/2026

Muddo hadda dhawr sanno ah, waxaan boggan ku baahinaynay wacyigelin caafimaad oo ku saabsan carruurta iyo dhallaanka. Maanta waan eegay, mise waxay marayaan 801 qoraal oo ah tallooyin ku socda waalidiinta, waxaana ku xidhan 33,000 oo qof.

Tirada followers-ka waxa aad uga sii muhiimsan saamaynta ay xogtaasi ku yeelatay waalidiinta iyo carruurta Soomaaliyeed. Carruur badan ayaa laga yaabaa in tallaal la siiyay kadib tallo ay halkan ka akhriyeen waalidku, hooyooyin badan ayaa laga yaabaa inay naasnuujinta sii wadeen iyagoo is leh joojiya, markay fahmeen faa’idada naasnuujinta, waalidiin badanna ay iska daayeen talooyin khaldan oo ay h**e u samayn jireen, sababtoo ah wacyigelinta halkan ay ka akhriyeen ayaa beddeshay habdhaqankoodii.

Ujeeddada guud mar walba waxay ahayd in waalidiinta Soomaaliyeed ay helaan xog caafimaad oo sax ah, la isku halayn karo, kuna qoran afkooda hooyo.

800+ waa kayd aqooneed oo bulshadu ka faa’idaysan karto.

13/06/2026

Sadex ilawshiyo keena oo la sixi karo

Address

62 Plymbridge Lane
Plymouth
PL68AU

Telephone

+260976485151

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Hamud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Hamud:

Share

Category