Maamulka Caafimaadka Deg.Iskushuban

Maamulka Caafimaadka Deg.Iskushuban Waa Page-ka Rasmiga ah ee Maamulka Caafimaadka Deg.Iskushuban

13/07/2026
Waa ka qaybgalka shirka cost recovery policy launch Waxaa degmada iskushuban uga qayb galay dahfurka iyo warejinta rasmi...
13/07/2026

Waa ka qaybgalka shirka cost recovery policy launch

Waxaa degmada iskushuban uga qayb galay dahfurka iyo warejinta rasmiga ah ee adegyada shan isbitaal degmo oo ku yaalla puntland oo lagu mamuli dona Habka Dabolida kharashaadka adegyada cafimadka

1 Gudomiyaha deg iskushuban eng muse ali muse
2 mamulaha cafimadka deg iskushuban sharmaarke maxamed ali
3 agasimaha Hospitalka deg iskushuban Dr ayub jibriil axmed

TACSIإِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعُونَاللَّهُمَّ اغْفِرْ لَهُ وَارْحَمْهُ وَأَسْكِنْهُ فَسِيحَ جَنَّاتِكَInnaa...
26/04/2026

TACSI

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
اللَّهُمَّ اغْفِرْ لَهُ وَارْحَمْهُ وَأَسْكِنْهُ فَسِيحَ جَنَّاتِكَ

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Naf walba geerida way dhadhaminaysaa.

Maamulka Caafimaadka Degmada Iskushuban iyo guud ahaan shaqaalaha caafimaadka degmada Iskushuban waxay ka tacsiyeynayaan geerida naxdinta leh ee ku timid walaal Cali Nuur Jaamac, oo ka mid ahaa shaqaalaha caafimaadka Degmada Iskushuban, gaar ahaan deegaanka Mareer.

Waxaan Ilaahay SWT ka baryeynaa inuu u naxariisto marxuumka, qabrigana u waasiciyo, dambigiisana dhaafo, kitaabkiisana midigta ka siiyo, Jannatul Firdawsana ka waraabiyo.

Sidoo kale, waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay, waxaanan Ilaahay ka baryeynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin Yaa Allaah.

01/11/2025

: Maamulaha Caafimaadka Degmada Iskushuban Sharmaarke Maxamed Cali Oo Ka War Bixiyey Caafimaadka Degmada Meelaha Uu Marayo Iyo Caqabadaha Jira.

17/05/2025

8/05/2025 waxaa xafiiska cafimaadka deg iskushuban nagu so boqday wafdi balaran uu hogaminayo wasiirka wasarada cafimadka dawlada puntland siciid jama qorshel waxaan warbixiin dhamaystiran ka siyeey Hospitalka deg iskushuban adega cafimaad uu hada bixiyo bahiyaha garka ah ee hospitalku qabo hada bahiyahaas oo ay ugu muhiim sanayen Dhisida qaybta salada qaliinka qaybta nafaqada iyo qaybta hoyada iyo dhalanka waxaan uga mahadcelinaya wasiirka wixi bahiyaha ee khuseyey wasarada cafimaadka in ay wax ka qabten wixi dhimana ay balanqadeen in ay qabanayan xogana la saridona Dhismaha hospital dhamaystiran

Mahadsanidiin dhamaan

Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland waxay shaacinaysaa Bulshadanaa Ku wargelineyeaa  inuu bilowday  Toddobaadka Tal...
24/04/2025

Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland waxay shaacinaysaa Bulshadanaa Ku wargelineyeaa inuu bilowday Toddobaadka Tallaalka Aduunka oo socon doona 24-30 April 2025.

Wasaaradda ayaa qaban doonta olole caafimaad oo iskugu jira wacyigalin iyo adeeg tallaal bixin si loo gaaro carruurta aan tallaalka qaadan iyo kuwa aan dhamaystiran.

Iskushuban 19  November 2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel ayaa safar ...
19/11/2024

Iskushuban 19 November 2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel ayaa safar shaqo ku tagay degmadda Iskushuban

Wasiirka iyo madaxda la socotay waxaa degmada iskushuban kuso dhaweyey mamulka cafimaadka degmada iskushuban sharmaarke maxamed cali iyo mamulka degmada iskushuban uu ugu horeeyo gudomiyaha degmada eng muse cali muuse iyo odayasha degmada
Intaas ka diib wasiirka aya warbixiin ka dhagaystay mamulka cafimaadka degma iskushuban warbixintaaso tabanaysa bahiyaha cafimaadka degmada iskushuban guud ahaan iyo caqabadaha ka jiira dhanka cafimaadka intaas ka diib wasiirka ayaa qayb qayb uu boqday xarunta HOSPITAALKA degmada
Wasiirka ayaa ku bogaadiyay maamulka Cafimaadka degmada iskushuban iyo shaqaalaha sida wanaagsan ee ay bulshada ugu adeegayaan waxaana uu xasuusiyay muhiimada ay leedahay in bulshadu hesho adeeg caafimaad oo dhamaystiran.

Wasiirka waxaa safarka ku wehelinayay gudoomiye kuxigeenka Gobolka Mohamed Dalmar Bile,lataliyaha madaxweynaha ee caafimaadka Dr Abdirahmaan Siciid Gacamey, agaasimaha guud Dr Mohamed Mohamuud Xidig, agaasimaha qorshaynta Idiris Abdulaahi Mohamed, agaasimaha caafimaadka asaasiga ah Abdirisaaq Abshir Xirsi, agaasimaha maamulka iyo maaliyada Mohamed Huseen Mohahemed, agaasimaha shaqada iyo shaqaalaha Adna Farah Abdulaahi, madaxa maaraynka iyo maamulka xogta Abdirizak Artan, isuduwaha wasaaradda caafimaadka gobolka Bari .

Indirizzo

Bari
70122

Telefono

+252906791269

Sito Web

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Maamulka Caafimaadka Deg.Iskushuban pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Scelte rapide

Condividi