Dr kahiye

Dr kahiye Bachelor of pharmacy

12/01/2025
06/12/2023
06/12/2023

Awdan halbowleed(Atherosclerosis).

Waa marka ay xiddidada hawlbawlayaasha ah ee dhiigga qaada ay adkaadaan, qul-qulka dhiigguna uu yaraado, sababtoo ah waxa marinkii dhiigga ku urura walxo (plaque).Waa xaalad si tartiib ah ugu dhismayaan walxo xiddidka darbiyadiisa. Halbowlaha waa xiddido dhiigeed kaasoo qaada ogsijiinta iyo nafaqada si markaasi u gaarsiiyo xubnaha iyo cadadka. Walaxda( plaque) waa mid qatar ah sameyneysa dufan,kalistarool kaalsiyam waxyaabo kale si markaasi u xirmo halbowlaha(arteries).Ururka ay walxuhu ku ururaan xiddidada waxa ay joojiyaan ama culays ku keenaan hab-socodkii dhiigga ee uu dhex marayay halbowlayaasha.

Walxuhu waxa ay ku samaysmi karaan qaybaha kala duwan ee halbowlayaasha sida kuwa, Kelyaha, Lugaha ama Wadnaha. Saamaynta ay walxahaa dhiigga joojiyay ay ku yeeshaan caafimaadka waa in ogsijiinta ay hoos u dhacdo kuna yaraato qaybo badan oo jidhka ka mid ah.Walxuhu waxa ay sababaan in ay xinjiro samaysmaan (blood clot). Haddii aan wakhti h**e wax laga qaban waxa ay sababi karaan wadno istaag, faalig ama wadno fashilan.Walxahaasi ku sameymay halbowlaha waxay keenayaa in uu adkaado, waxay horseedi karaan inuu halbowlaha qarxo maadaama uu cadaadis fuulayo. Awdanka halbowlaha waa sida waddo jaam ah, marba marka ka dameysa sii xidhmeysa haddii aan la helin taraafiko, hadba meesha yara furan waxa isku ciriirinaya gaari kale, qofka waxa uu kaga badbaadi karaa isagoo hab-noleedkiisa wax ka beddela.

Maxaa ka dhallan oo dhibaato ah haddii qofka aanu waxba ka beddelin hab-nololeedkiisa?

Waxa uu saameyn ku yeelanayaa habadhiska wadnaha. Haddii uu xaddidan yahay xiranka ama uu xidhmay waxa uu saameynayaa qeybo badan oo jirka kamid ah wadnaha iyo maskaxda, taasina waxay hoos u dhigeysaa dhiigga ay helayaan. Saameynta uu yeelan karo waxa mid ah: in xiddidka quudiya wadnaha uu xidhmo(coronary artery blockage), wadna qabad(heart attack), inuu heli waayo dhiig ku filan habdhiska dheefshiidka.

24/08/2023

Mala isla qaadan karaa liindhanaan iyo daawo,

8 Qodob ka ogow wax tarka liinta ?

Haa liin dhanaantu dawo waa lala qadan karaa wax dhib ahna malahan, liindhaanta waxay dawo u tahay waxyaabo badan sida dhiig la,aanta,vitimanada la'aanta kala duwan sida vitamin C, B6, A, , E sidoo kale liindhanta waxa ay ka hortagtaa Kansarka waayo waxaa ku jirta maado la yirado flavonoids oo la dagaalanto kansarka.

Faiidoyinka ay ledahay liin dhanaanta waxaa ka mid ah:-

1:Misaanka Hoos bey u dhigtaa

2: waxaa lagu daweyaa hargabka iyo quumanka (Tonsillitis)

3:ilkaha ayey nadifisaa oo cadeysaa

4:Waxay maamushaa xawaraha dhiig hadii aad qabtid dhiig kar hoos bey u dhigtaa dhiiga kacsan

5: liinta waa dhiig joojiyey

6: calool xanuunka ayey dawo u tahay

7: liindhanaanta waxay u fiican tahay Timaha aydoo la dagaalaysa agoolka ,

8-Liin dhananta waxay qurxisaa maqaarka jirka hadii aad wajiga ku aragtid finin waad u isticmaali kartaa,mari meesha fininka ku yaal waayo liinta waxay dishaa bacteriyada .

NB : Waxyabaha Aan dawada lala qaadan karin waxaa ka mid ah

-Liin bambeelmada
-Canabka gaduudan
-Tufaaxa

Xigasho: Dr's. Ceyni maxamed

Dr Cabaas Tuuryare

18/08/2023

Combine one tablespoon of coffee powder with one tablespoon of lemon juice in a bowl. Mix it well to form a paste and apply it on your face and neck evenly and gently. Let it dry for 15 minutes and then rinse off with cold water. Lemon with coffee helps in removing tan and lightening up the skin.

01/03/2023

HEALTH TIPS

NUTRITION

Evidence Based

27 Health and Nutrition Tips That Are Actually Evidence-Based



Medically reviewed by Jillian Kubala, MS, RD, Nutrition — By Kris Gunnars, BSc — Updated on Mar 10, 2022

It’s easy to get confused when it comes to health and nutrition. Even qualified experts often seem to hold opposing opinions, which can make it difficult to figure out what you should actually be doing to optimize your health.

Yet, despite all the disagreements, a number of wellness tips are well supported by research.

Here are 27 health and nutrition tips that are based on scientific evidence.

Share on PinterestGuille Faingold/Stocksy United

1. Limit sugary drinks

Sugary drinks like sodas, fruit juices, and sweetened teas are the primary source of added sugar in the American diet (1Trusted Source).

Unfortunately, findings from several studies point to sugar-sweetened beverages increasing risk of heart disease and type 2 diabetes, even in people who are not carrying excess body fat (2Trusted Source).

Sugar-sweetened beverages are also uniquely harmful for children, as they can contribute not only to obesity in children but also to conditions that usually do not develop until adulthood, like type 2 diabetes, high blood pressure, and non-alcoholic fatty liver disease (3Trusted Source, 4Trusted Source, 5Trusted Source).

Healthier alternatives include:

water

unsweetened teas

sparkling water

coffee

2. Eat nuts and seeds

Some people avoid nuts because they are high in fat. However, nuts and seeds are incredibly nutritious. They are packed with protein, fiber, and a variety of vitamins and minerals (6Trusted Source, 7Trusted Source).

Nuts may help you lose weight and reduce the risk of developing type 2 diabetes and heart disease (8Trusted Source).

Additionally, one large observational study noted that a low intake of nuts and seeds was potentially linked to an increased risk of death from heart disease, stroke, or type 2 diabetes (9Trusted Source

23/07/2022

Good night all friends

17/04/2022

Kuso dhawaada daawoyin taya leh oo dalka diwadiisa niga timid.
Daawoyinkan waxa lagu daweeya ,
Kansarka, dhiig karka , kor cuncunka , finanka, Bawasiirka,Gaaska, Dawada burada iyo dawo dhireed fara badan
Igalso xirir WhatsApp, 0720552238

Address

Kahiyemoulidh@gmail. Com
Garissa

Opening Hours

Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+254789727866

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr kahiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr kahiye:

Shortcuts

Share

Category