08/10/2021
Dhibatada (effects) dawadu
Keento waa labo qaybood
(1)iyo mid (misuse) kutimaada
Macnaha isticmaal qaldan taas oo keenta
Dhibaato xitaa sababi karta dhimasho
Naafoobid iyo wixii lamida
NB. iskadaa dawada aan doctor ku kuuqorin. hadoonan cudur kaa maqan