Badbaado Qoys Fertility Center

Directions

Badbaado Qoys Fertility Center Call center: 2707

28/09/2026

๐——๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐ญ๐š ๐—•๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฒ๐—ด๐—ฑ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ
wac 61 4972682

27/09/2026

Biyo-baxa deg-degga ah waa xaalad ku dhacda rag badan, waxaana muhiim ah in la helo talo caafimaad iyo daaweyn sax ah si loo hagaajiyo caafimaadka taranka iyo kalsoonida qofka.
๐—น๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ฑ๐—ฟ ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ 61 4972682

26/09/2026

Qalooca Xubinta Taranka Ragga
Ha isku dayin inaad xoog ku toosiso ama isticmaasho dawo aan dhakhtar kuu qorin.
wac 61 4972682

Waxaa isbitaalka kusoo biirey Dr Mohamud Eyow Ali  dhaqtar ku taqasusey Daaweynta Caruurta Iyo Xanaanada Dhallaanka dhaq...
24/09/2026

Waxaa isbitaalka kusoo biirey Dr Mohamud Eyow Ali dhaqtar ku taqasusey Daaweynta Caruurta Iyo Xanaanada Dhallaanka dhaqtarku waxa uu xarunta ka howl galin doonaa lixada maalin ee shaqada. wac 61 4972682

24/09/2026

Qanjirka Prostate-ka wuxuu door muhiim ah ka qaataa caafimaadka ragga. Haddii aad isku aragto kaadi ku adkaata, kaadi badan oo habeenkii soo noqnoqda, kaadida oo daciif u soo baxda, ama xanuun markaad kaadineyso, ha iska indha tirin calaamadahan.wac 61 4972682

Waxaa isbitaalka kusoo biirey Dr mustaf muhudiin macalin Dr.baay  dhaqtar ku taqasusey cudurara guud latalina ka bixiya ...
23/09/2026

Waxaa isbitaalka kusoo biirey Dr mustaf muhudiin macalin Dr.baay dhaqtar ku taqasusey cudurara guud latalina ka bixiya cudurada raaga sida sokorowga, dhiikarka Thyriod-ka chlosterolka dhaqtarku waxa uu xarunta ka howl galin doonaa lixada maalin ee shaqada. wac 61 4972682

23/09/2026

Ma lagaa sheegay jirada galaha ah u baahan qaliin xaniinyaha, taasina ma kugu abuurtay cabsi, walaac ama walbahaar, ma rajeyneysaa in daawo lagaaga xalin karo.

23/09/2026

Ma taqaannaa meelaha uu dhagaxa kelyuhu ku dhici karo?

La soco muuqaalka si aad u ogaato noocyada dhagaxa kelyaha iyo meelaha uu ku samaysmi karo. ๐Ÿ‘€

21/09/2026

Baaritaanada ugxaanta goorma ayaa la sameeya yaanna ubaahan?
LAKULAN Dhaqtarada haweenka 61 4972682

Address

Hamad General Hispital
Doha

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badbaado Qoys Fertility Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share