Badbaado Qoys Fertility Center

Badbaado Qoys Fertility Center Call center: 2707

26/06/2026

Haday shahwadaada yartahay isla markaana kadida ku dhibto fadlan la kulan khabiir sare DrMahad Hussein





25/06/2026

Bukano ka marqati furaya in drmahad xiniyaha ka daaweyay
La kulan dhaqtarka @612800115

22/06/2026

Qaliinka Galaha/varicocele hadaan si sax ah loo sameenin jirada way soo noqon kartaa hadaba ka fikir dhaqtarka aad xiniyahaaga ku aaminesid 61 2800115

Iska dawee xanuunka galaha inta Uusan sameyn ku yeelanin tarankaaga, Daaweynta waqtigeeda la helo waxay kaa caawin karta...
21/06/2026

Iska dawee xanuunka galaha inta Uusan sameyn ku yeelanin tarankaaga, Daaweynta waqtigeeda la helo waxay kaa caawin kartaa ka hortagga dhibaatooyin kale oo caafimaad.

🚨Ma tihid kaligaa, annaga ayaa kula jirnoβœ…La kulan Dr. Mahad oo ah khabiir ku taqasusay Daweeynta Taranka Ragga, Kaliyah...
20/06/2026

🚨Ma tihid kaligaa, annaga ayaa kula jirnoβœ…La kulan Dr. Mahad oo ah khabiir ku taqasusay Daweeynta Taranka Ragga, Kaliyaha & Kaadi mareenka || Nagala soo xiriir Lambarka gaaban eeπŸ‘‰2707 ama ☎http://wa.me/+25261 2800115

19/06/2026

Dhagaxaanta kilyaha xajmi walba ay tahay waa lagaso bixin karaa la kulan dhaqtarka DrMahad Hussein

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
18/06/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

17/06/2026

Nalagaso xiriir numberka gaaban 2707 ama whatsapp 61 2800115

16/06/2026

Intuu sabarku dhamaan wa inaad is daaweysa madama xaquuq xaaskadu kugu ledahay ay tahay
La kulan dhaqtarka 61 2800115

Siyaabaha looga hortagi karo kelyo-xanuunka waxaa ka mid ah, cabitaanka biyo ku filan, cunto dheellitiran oo yar cusbo l...
16/06/2026

Siyaabaha looga hortagi karo kelyo-xanuunka waxaa ka mid ah, cabitaanka biyo ku filan, cunto dheellitiran oo yar cusbo leh, iyo jimicsi joogto ah, si kelyuhu u shaqeeyaan caafimaad ahaan.

Address

Hamad General Hispital
Doha

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badbaado Qoys Fertility Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share