Dr CK

Dr CK Si Aad u heshid Fariimo Caafimaad oo joogta ah Fadlan LIKE IYO FOLLOW Saar Page-ka ( Dr CK ).�

06/04/2026

Alxamdulillah 🤍🏆

Xalay waxaan ku guuleystay Best Somali Dentist Award oo ay bixiyeen East Africa Somali Awards.

Guushan ma ahan mid aniga keliya ii gaar ah—waa guul aan wada gaarnay dhammaan bukaannadayda, asxaabtayda, qoyskeyga, iyo qof kasta oo i garab istaagay safarkan. Taageeradiina iyo kalsoonidiina ayaa sabab u ah inaan maanta heerkan gaaro. 🙏

Waxaan ballan qaadayaa inaan sii wadi doono bixinta adeeg caafimaad oo heer sare ah, isla markaana aan kor u qaado tayada iyo horumarka caafimadka ilkaha.
Mahadsanidiin dhammaantiin ❤️✨

11/02/2026

Ciridka madow ama midka gaduudka ah keeba kula qurxan adiga?

26/09/2025

Mr xariif magaalo oo gows soo xanuunay Lool😅

09/09/2025

Warbixin xiiso leh oo iiiga diyaariyen Sntv & Radio Mogadishu halkaan ka Daawo.

Address

King Fahad Road
Jeddah
23531

Telephone

+252619830419

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr CK posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr CK:

Share

Category