Cafimaad Guud

Vägbeskrivning Webbplats

Cafimaad Guud ARIMAHA BULSHADA Cafimaad Guud

https://www.facebook.com/CafimadGuud/posts/1666810516944590:0
20/07/2017

https://www.facebook.com/CafimadGuud/posts/1666810516944590:0

Sida ugu fiican oo lagu fahmi karo in uu kugu yaryahay dhiiga cas waa adigoo sheebaar taga oo dhiiga lagaa qaado , dabadeedna lafiiriyo tirada dhiiga cas iyo heerka Heamoglobinta oo looyaqaan ( Hb). Hadii ay natiijooyinkaas ka hoos maraaan sida soo socota , qofkaa waxaa lagu tilmaamaa Aneamic (in uu qabo Aneemiya). Cabirka hoos kuqoran wuu kala duwanaan karaa oo waxay ku xiran tahay sheebaarka, baaritaano intaa kabadana waa laguu diri karaa .
Hb g/dl (ragga) wixii ka hooseeya; 13.5g/dl
(haweenka) ,, ,, 12g/dl

Calaamadah lagu dareemo in uu dhiiga cas uu yaryahay waxaa kamid ah;
# Adiga oo durbadiiba daala (Daal joogta ah)
# Sacabada iyo wajigaaga oo baf cadaan ah laga dareemo ( Pale)
# Wadnaha oo ku garaaca. ( wadna garaac xoog leh oo aad dareentid)
# Neefta oo kugu yaraata (waxaad dareemeesaa naqas, oo si fudu ayaad ku xuurtooneesaa)
# Daciifnimo guud
# Ciridka oo dhiiga
# Timaha oo rifma

Daaweenta;
Siyaabo badan ayaa loo daaweeyaa dhiig yarida, waxeena ku xiran tahay waxa keenay ii uu dhiiga cas hoos u dhaco. Tusaale ahaan niig yarida laxiriirta dhiig baxa sida dhaawac waxaad u baahnaan kartaa blood transfusi?n ( dhiig ), sababah laxiriir nabar (ulcer) kaaga yaala caloosho oo isna dhiigaaya waxaa loo baahan yahay sidii loo daween lahaa nabarkaas, sidoo kale waxaa lagama maarmaan ah in aad u baahato qaliin hadii uu jiro kansarka mendhecirad ku dhaca.
Aneamia ku dhacda dadka sida badan waa tan laxiriirt Iron ta oo jirak ku yaraada waxaana lagu daaweeya daawoonyinka sida Ferada. Hadii uu jirkaaga ku yar yahay vitamiinka B12 waxaa u baahnaan doontaa cirbado ama kiniini yaa ah Vit B12 leh.
Aneemyida waxaa kaloo keena cuduro ku dhaca dhuuxa lafaha , meesha uu dhiiga kasoo uskumo. Kilyaha oo hoolgaba waxay keentaa dhiig la?aan taasoo oo ay ugu wacan tahay la?aanta hormono loo yaqaan Erythropoetin oo ka qeeb qaata koboca dhiiga cas .
Daawooyinka qaarkood waxay keenaan dhiiga cas oo hoos u dhaca, oo dawooyinka ceenkaas ah waa in lajoojiyaa, fadlan kala tasho takhtarkaaga inta aadan go?aan gaarin.

Isku soo duuduub, aad ayeey u baaxad weeyntahay waxyaabaha keena dhiig la?aanta iyo qaababka loo daaweeyo, sidaa darteed waxaa lagama maarmaan ah in aad latashato takhtar si uu kuugu sameeyo baaritaan , daawada ugu haboonna uu kuugu qoro.
Source SD

21/02/2017
30/01/2017

How to Have a Good Family Life!
Despite the perfect picture families that always seem to loom over us on television, posters and bill boards, there are many more complexities and dynamics to families than all smiles and laughter. All families are different, and all families have their own issues, but with the right amount of work and determination, you can make your family life the best it can be, by developing your relationships and learning more about yourself and your relatives. No one's family life is perfect; but you can make your's good, so why not?

Steps
1. Respect each others. Do this not just by giving them respect, but by listening to what they say and trying your best to make them happy. Realize that you may be able to choose your friends, but you're born to your family. If there's nothing you can do to please others, you'll be happier if you just accept it for now and focus on pleasing yourself. Making others happy is secondary to being happy yourself. And things do change over time.

2. Be honest but bear in mind that they don't always need to know everything. If you get along well, you can open up, but if you don't, avoiding tender subjects can keep the peace. Sometimes saying nothing can be better for a family relationship than saying everything. Family is forever. Why fight about the little things?

3. Feel free to communicate with each and every person in your family. Listen to them when they want to say something; try to be with them when they need you. Bear in mind that the needs of your family don't outweigh your own. Give them your time and love, not your life.

4. Try to compromise whenever and wherever it's possible. When you see that the people who you love most are happy, you will have a feeling of great happiness. You will have to compromise a lot in life; family is the first environment to begin learning this important skill, amongst people who know you best and can guide you with their reactions, thoughts and suggestions. Even the things they don't tell you become a learning experience.

5. Give occasional gifts to your family members. Surprise gifts can be great because most people love them. The best gifts tend to be the ones you make yourself, or put a lot of thought into. Also appreciated are gifts of your time; doing tasks around the house that haven't been done for a while such as painting touch-ups, restoring missing door handles etc. and clearing away clutter.

6. Eat together. Modern-day life makes this virtually impossible to do, however, it really does change your family life dramatically -- for the better.

7. Realize that life is not always going to go smoothly. Try to face the "ups and downs" in your family life with positive thinking and a cool mind. But your family doesn't have the right to make you miserable just because they're family. Try to get along, but if it doesn't work, let it go.

8. Dedicate a slot, it may be once a week or once a month in which you have a 'Family Time'. This could be anything, watching a movie together, playing a game, going out on a trip, but make sure it is something everyone will enjoy.

9. Make time for siblings. They know you best, and they will tell you the whole truth, even when you don't want to hear it. As we grow up, our relationships with siblings may not be as strong as we think, but when you're older you may find yourself grateful for the work you put in now. Be supportive, encouraging and honest.

10. Accept that your relationship with your family depends on both you and them. If they can't meet you halfway, you will be happier if you don't spend all of your energy making all the effort.

Tips
Be patient.
Compromise is the most valuable tool you have.
Sometimes families are just dysfunctional. It happens. You come first.
Don't put everything down to hormones. If your teenager feels reluctant to talk to you, he or she may be upset about something or being bullied. Ask if everything is okay.

Warnings
Family members are never entitled to be abusive. If they are, don't waste your time. They can't always be won over with patience and kindness. Stay out of toxic situations when you can.
Source plonedemo.

Calankayga Nuurow Allahayow ku nabad gali
29/01/2017

Calankayga Nuurow Allahayow ku nabad gali

Asc dhamaan aqyarta sharafta leh duhur wanagsan meel walba oo aduunka ka jogtaan Maalinku ha idiin wacanado insha allah Somalia ha nolato Walalah Somaliya illahaa niyadooda ha isku soo duwo insha.allah Amiin

Cunto Nafaqo leh
29/01/2017

Cunto Nafaqo leh

Gunno hala siiyo dumarka uurka leh
Bulshada ayaan siin taageero ku filan dumarka uurka leh een awoodi karin in ay shaqeeyaan sidii caadiga ahayd, sidaa waxaa daaha ka fayday baadhitaan ay samaysay hey’adda caymiska bulshada.


Sida laga soo xiganaayo baadhitaankan, dumar badan ayay ahayd in joogaan guriga oo shaqada ka negaadaan lana siiyo gunno. Dumarka haysta shaqo adag ayaa iyagu dalban kara gunno lacag ah marka ay xaamilada yihiin, si ay u joogaan guryhooda. Tobbankii dumara, sagaal ayaa loo ogolaadaa gunnadan marka ay dalbadaan. Balse sida uu sheegaayo baadhitaanka waa in dumar intaa ka badani ay helaan gunnadan.

Qiyaastii tobankiiba, toddoba dumar ah ayaa ku khasban in ay ka joogaan shaqada saddex bilood ee ugu dambeeya, ka hor inta aanay umulin. Kuwaas oo aan awoodin in ay shaqeeyaan.

Si kastaba ha ahaate, dumarka kalkaaliyayaasha caafimaadka ah, kuwa khasnajiyada ah iyo kuwa iibiyayaasha ah ayaa badana xanuun is qora marka loo diido in ay helaan gunno taageero ah inta ay uurka leeyihiin.

Geesta kale harciga ayaa dhigaya in dhamaan dumarka uurka leh ay xaq u leeyihiin in la siiyo gunnada waalidnimada labada bilood ee ugu dambeeya muddada ay xaamilada yihiin.
Isha: TT

Caafimaadka Baro
29/01/2017

Caafimaadka Baro

Waa maxay cillada naaso bararka?
Cilladaan waxaa caafimaad ahaan loo yaqaannaa "Gynecomastia" oo ah macnaheeda naasaha oo weynaada wiilasha iyo ragga intaba.
Cilladaan waxay ka timaadaa khalal ku dhaca hormoonnada ragga khaas ahaan labada hormoon ee loo kala yaqaanno "Estrogen" iyo "Testosterone".
Naaso bararka wuxuu ku dhici kartaa hal ama labada naas, marmarka qaar way kala weynaan karaan, qofkane wuxuu dareemi karaa daqnasho naasaha ah.
Marmarka qaar waxaa dhici karto in ibta naasaha ay ka yimaadaan dheecaan ama qoyaan yar.

Maxay dhibaato caafimaad ay keeni karaan?
Cilladaan ma ahan mid halis oo qofka caafimaadkiisa dhibaato u geysan karto laakiin waxay qofka u saameyn kartaa nafsiyyan maadaama uusan qofka fikrad ka heysan cilladaan, badanaa dhalinyarada way ka xishoodaan inay qof u sheegaan ama takhtar ay la tashtaan.
Xishoodka siyaadida ah waxay keentaa in qofka uu qarsado uuna iska ilaaliyo inuu dhexgalo bulshada si aan loo fahmin ama la ciyaaro dhalinyarada kale khaas ahaan ciyaaraha jimicsiga, dabaasha IWM.

Badanaa xilliga qaangaarka ayay ku badan tahay wiilasha, wayna iska baaba'daa daawo la'aan laakiin haddii ay sii jirto ama joogto noqoto waa in daawo loo raadsado.
Cillada ugu weyn waxay ka timaadaa markii uu yaraado hormoonka loo yaqaanno "Testosterone" ama uu bato hormoonka "Estrogen".

Waa maxay daawooyinka naasaha barariya?
Waxa ugu badan ee khalkhalka galin karo heerarka hormoonadaa waxaa ugu badan daawooyinka, khaas ahaan kuwaan hoos ku xusan:
1- Daawooyinka loo qaato qanjirka borostaatada, akhriso waxa qanjirka prostate-ka uu yahay:
2- Daawada kaadida dareerisa ee loo yaqaanno "Spironolactone" oo la siiyo dadka ay caloosha ama jirka kale biyaha ka galaan
3- Daawooyinka loo qaato AIDS-ka
4- Daawooyinka welwelka ama hurdo la'aanta loo qaato sida "Diazepam-ka"
5- Daawooyinka diiqada iyo niyad jabka loo qaato sida "Amitryptaline"
6- Daawooyinka qallajiyayaasha qaar "Antibiotics"
7- Daawada gaaska loo qaato ee magaceeda la yiraahdo "Cimetidine"
8- Daawooyinka kansarka loo qaato "Chemotherapy"
9- Daawooyinka wadnaha loo gaato ee "Digoxin" iyo kuwa dhiig-karka yareeya ee loo yaqaanno "Clacium channel blockers"

Waa maxay xanuunada naasaha barariya?
Xanuunada ay la socon karaan naaso bararka ragga waxaa ka mid ah:
1- Cillad lagu dhasho ee hormoonnada la xiriirto
2- Cayilka iyo duqnimada, ragga da'da ah oo cayilan waa lagu arkaa xaaladdaan.
3- Burooyinka ka soo baxo xiniinyaha ama qanjirrada hormoonnada kontoroola
4- Kacsanaanta qanjirka thyroid-ka, halkaan ka akhriso:
5- Howlgabka kilyaha, halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5738.0.html
6- Howlgabka beerka,
7- Nafaqo-darrada iyo gaajada

Waxaa jiro daawo dhireedyo dhowr ah oo shaah ahaan loo cabo, qaarne shaambooyin iyo saabuunno laga sameeyay oo la arkay in naasaha ay barariyaan sidaa awgeed haddaa rabtid in aad geedo daaweed isticmaasho la tasho takhtarkaaga.

Sidee loo baaraa naaso bararka?
Dhakhtarka wuu ku waraysan doonaa, haddii ay jiraan wax daawo ah aad isticmaashay ama haddii aad xanuuno kale aad qabtid oo keeni kara cilladaan, kadib wuxuu kuu diri doonaa baaritaanno dhiig iyo qalabka computer oo naasaha la saaro, way dhici kartaa in uu takhtarka u baahdo baaritaanno dheeraad ah sida in xaniinyaha la baaro, maskaxda qanjirrada ku jiro la fiiriyo.
Waa muhiim in la kala sooco waxyaabah u ekaan karo bararkaan sida kansarka ku dhaca naasaha, naasaha baruurta leh iyo caabuq barariyay naaska intaba.

Sidee loo daaweeyaa naaso bararka?
Badanaa xaaladaan uma baahna daawo way iska baaba'daa laakiin haddii ay xanuun keento ama bararka uu sii kordhayo ama qofka ay dhibaato muuqaaleed ku hayso waa in laga daaweeyaa iyadoo la siinayo daawooyin loogu tala galay.
Waxaa kaloo muhiim ah in qofka laga daaweeyo xanuuanda kale ee keeni kara cilladaan, lagana fogaado daawooyinka naasaha barariyo.
marmarka qaar daawooyinka waxba ma taraan oo qofka wuxuu u baahan karaa in la qalo oo qanjirrada ama baruurta naasaha ku samaysantay la soo saaro.
Waa muhiim haddii aad xilliga qaangaarka ku jirtid in aad arintaan u fahantid wax si dabiici ku imaan kara, haddii ay dhibaato kaa haysato xagga la dhaqanka bulshada, xilliga iskuulka ama waqtiga ciyaaraha waa in aad la tashataa waalidiintaada iyo macallimiinta.
Haddii aad su'aalo la xiriiro qoraalkaan aad qabtid ku soo gudbi.



Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo boggaan.
Source S:D

7 Cunto Oo Muhiim U Ah Gabadha Uurka Leh Inay BadsatoCilmi barayaashan ayaa waxaa ay ku taliyeen hooyada uurka leh in ay...
22/01/2017

7 Cunto Oo Muhiim U Ah Gabadha Uurka Leh Inay Badsato
Cilmi barayaashan ayaa waxaa ay ku taliyeen hooyada uurka leh in ay qaadato cunooyinka ay ka mid yihiin: Kalluunka, baradhada macaan, khudaarta cagaaran, liinta Bambelmada, digirta, Yogurt-ka dufanku ku yaryahay Iyo Ukunta

Haweenka xilliga ay uurka leeyihiin kalluunka cuna ayaa la oggaaday inay u dhaw yihiin inay dhalaan ilmo maskax badan oo bulshaawi ah.

Waxa daraasadani shaacisay in dumarka aad u isticmaala subaga noocyada kala duwan ee kalluunka sida Tuna, Sardines iyo Salmon inay dhalaan carruur maskaxdoodu aad u horumarsan tahay oo aad u caqli badan.
Source DM
Fadlan sii faafi maqalkan Mahadsanidiin

17/01/2017

Adress

Tensta
Stockholm
16364

Aviseringar

Bli först med att veta: vi skickar ett mejl när Cafimaad Guud publicerar nyheter och kampanjer. Din e-postadress används inte till något annat, och du kan avsluta prenumerationen när som helst.

Genvägar

Sponsrad

Dela

Kategori