Kalkal General Hospital-cadado

Call Directions Website Contact the practice

Kalkal General Hospital-cadado Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kalkal General Hospital-cadado, Medical and health, Adado.

waxaa shaqada dib ugu soo laabandoona 04-Nov, 2026, Dr. Amal Dahir oo ah Dhaqtarka Cudurada Haweenka ee isbitaalka Kalka...
02/11/2026

waxaa shaqada dib ugu soo laabandoona 04-Nov, 2026, Dr. Amal Dahir oo ah Dhaqtarka Cudurada Haweenka ee isbitaalka Kalkal General Hospital-cadado.

QAYBAHA_ISBITAALKA WAXAA KAMIDA
1-Qaybta Cudurrada Guud iyo Uur-ku-jirta
2-Qaybta Cudurrada Haweenka, Dhalmada iyo Taranka
3-Qaybta Cudurrada Carruurta,dhalaanka iyo Talaallada
4-Qaybta Indhaha
5-Qaybta Qalliimada iyo Dhaawacyada
6-Qaybta Dhagaha, Sanka iyo Cunaha (ENT)
7-Qaybta Ultrasound-ka (Abdominal & TVS)
8-Shaybaar Casri ah (Modern Laboratory)
8-Farmashiye leh Daawooyin Tayo Leh (Quality Pharmacy)
📞 Kala xiriir isbitaalka si aad
ballan u qabsato.
Wa.me//+252615025211


See less

28/10/2026

Waa midka mida bukaan ka faa’idaystay Ololaha dawaynta iyo Qaliimada Cudurada Cunaha,Dhaga iyo Sanka (ENT) ee isbitaalka Kalkal General Hospital-cadado

📍Hadaba soo gaar isbitaalka kalkaal oo ku yaala CADAADO, dabaqa Dababshiil.

👨‍⚕️ Dhakhtarku wuxuu leeyahay khibrad ka badan 10 sano, waxaana adeegyada uu bixinayo ka mid ah:
• Dawaynta iyo qalliinka qumanka & hilibka sanka
• Dawaynta dhegaha dilaaca & maqalka oo yaraada
• Xasaasiyadda & sanboorka
• Afshiirka & af-qallooca
• Burooyinka qoorta
• Iyo dhammaan cudurrada la xiriira dhegaha, sanka, cunaha iyo qoorta. Iyo walxaha gala
🇸🇩 Waa khabiir ka yimid dalka Sudan,

📞 Kala xiriir +252615025211



La kulan dhakhaartiirta ka howlgasha isbitaalka Kalkal General Hospital-cadado QAYBAHA_ISBITAALKA WAXAA KAMIDA1-Qaybta C...
24/10/2026

La kulan dhakhaartiirta ka howlgasha isbitaalka Kalkal General Hospital-cadado

QAYBAHA_ISBITAALKA WAXAA KAMIDA
1-Qaybta Cudurrada Guud iyo Uur-ku-jirta
2-Qaybta Cudurrada Haweenka, Dhalmada iyo Taranka
3-Qaybta Cudurrada Carruurta,dhalaanka iyo Talaallada
4-Qaybta Indhaha
5-Qaybta Qalliimada iyo Dhaawacyada
6-Qaybta Dhagaha, Sanka iyo Cunaha (ENT)
7-Qaybta Ultrasound-ka (Abdominal & TVS)
8-Shaybaar Casri ah (Modern Laboratory)
8-Farmashiye leh Daawooyin Tayo Leh (Quality Pharmacy)
📞 Kala xiriir isbitaalka si aad
ballan u qabsato.
Wa.me//+252615025211


Waa wiil yar oo la lakeenay isbitaalka Kalkal General Hospital-cadado kadib markii uu caagga furka presume-ka sanka iska...
19/10/2026

Waa wiil yar oo la lakeenay isbitaalka Kalkal General Hospital-cadado kadib markii uu caagga furka presume-ka sanka iska galiyey, Alxamdulillaah dhaqtarka Sanka, Dhagan iyo Cunaha (ENT) ee isbitaalka Kalkaal oo la tacaalay ayaa ku guulaystay inu kasoo saraaro caagii uga jiray sanka isagoo adeegsanaya qalabka caafimaad ee ku habboon.

Kalkaal General Hospital – Adado: wuxuu u taaganyahay Daryeel caafimaad oo lagu kalsoonaan karo, adeeg hufan iyo badbaadinta nolosha bulshada.

Soo booqo Kalkaal hospital-Cadaado oo kuyaala dabaqa Dahab shiil

QAYBAHA_ISBITAALKA WAXAA KAMIDA
1-Qaybta Cudurrada Guud iyo Uur-ku-jirta
2-Qaybta Cudurrada Haweenka, Dhalmada iyo Taranka
3-Qaybta Cudurrada Carruurta,dhalaanka iyo Talaallada
4-Qaybta Indhaha
5-Qaybta Qalliimada iyo Dhaawacyada
6-Qaybta Dhagaha, Sanka iyo Cunaha (ENT)
7-Qaybta Ultrasound-ka (Abdominal & TVS)
8-Shaybaar Casri ah (Modern Laboratory)
8-Farmashiye leh Daawooyin Tayo Leh (Quality Pharmacy)
📞 Kala xiriir isbitaalka si aad
ballan u qabsato.
Wa.me//+252615025211


Wali waxaa ka socdo isbitaalka Kalkal General Hospital-cadado qaliimada iyo dawaynta cudurada Sanka, Dhagaha iyo Cunaha ...
14/10/2026

Wali waxaa ka socdo isbitaalka Kalkal General Hospital-cadado qaliimada iyo dawaynta cudurada Sanka, Dhagaha iyo Cunaha ee ENT.
Kani waa mid kamid ah bukaanada soo booqday isbitaalka oo laga so saaray qumanka o muddo ku dhibanaa.
Hadaba ka faa’iidayso ololaha dawaynta iyo qaliimada cudurada ku dhaca ENT-ga oo soo booqo isbitaalka kalkaal oo ku yaala CADAADO, dabaqa Dababshiil.
QAYBAHA_ISBITAALKA WAXAA KAMIDA
1-Qaybta Cudurrada Guud iyo Uur-ku-jirta
2-Qaybta Cudurrada Haweenka, Dhalmada iyo Taranka
3-Qaybta Cudurrada Carruurta,dhalaanka iyo Talaallada
4-Qaybta Indhaha
5-Qaybta Qalliimada iyo Dhaawacyada
6-Qaybta Dhagaha, Sanka iyo Cunaha (ENT)
7-Qaybta Ultrasound-ka (Abdominal & TVS)
8-Shaybaar Casri ah (Modern Laboratory)
8-Farmashiye leh Daawooyin Tayo Leh (Quality Pharmacy)
📞 Kala xiriir isbitaalka si aad
ballan u qabsato.
Wa.me//+252615025211


12/10/2026

Bukaankan waa mid ka mid ah bukaannadii la dhibanaa qumanka oo aad u bararay, kuna adkeeyay neefsashada iyo liqidda cuntada. Sida aad muuqaalka ku aragtaan, qumanku aad ayuu u weynaa, wuxuuna xirayay qayb weyn oo cunaha ah kaddin qaliin uu ku sameeyey dhaqtarka cudurada dhagaha, sanka iyo cunaha ee isbitaalka Kalkal General Hospital-cadado waaxaa lagu guuleystay in laga soo saaro qumankii.
Ha sugin ilaa dhibaatadu ka sii darto! H**e u soo gaar Kalkal General Hospital, Cadaado, si aad u hesho qiimeyn, daaweyn iyo qalliinno la xiriira dhegaha, sanka iyo cunaha (ENT).
Caafimaadkaagu waa mudnaantayada!

QAYBAHA_ISBITAALKA WAXAA KAMIDA
1-Qaybta Cudurrada Guud iyo Uur-ku-jirta
2-Qaybta Cudurrada Haweenka, Dhalmada iyo Taranka
3-Qaybta Cudurrada Carruurta,dhalaanka iyo Talaallada
4-Qaybta Indhaha
5-Qaybta Qalliimada iyo Dhaawacyada
6-Qaybta Dhagaha, Sanka iyo Cunaha (ENT)
7-Qaybta Ultrasound-ka (Abdominal & TVS)
8-Shaybaar Casri ah (Modern Laboratory)
8-Farmashiye leh Daawooyin Tayo Leh (Quality Pharmacy)
📞 Kala xiriir isbitaalka si aad
ballan u qabsato.
Wa.me//+252615025211


Ololaha dawaynta iyo qaliimada cudurada ku dhaca Dhagaha, Sanka iyo Cunaha (ENT) ayaa si habsami leh uga socda isbitaalk...
11/10/2026

Ololaha dawaynta iyo qaliimada cudurada ku dhaca Dhagaha, Sanka iyo Cunaha (ENT) ayaa si habsami leh uga socda isbitaalka Kalkal General Hospital-cadado.
📍Hadaba ka faa'dayso oo soo gaar isbitaalka kalkaal oo ku yaala CADAADO, dabaqa Dababshiil.
QAYBAHA_ISBITAALKA WAXAA KAMIDA
1-Qaybta Cudurrada Guud iyo Uur-ku-jirta
2-Qaybta Cudurrada Haweenka, Dhalmada iyo Taranka
3-Qaybta Cudurrada Carruurta,dhalaanka iyo Talaallada
4-Qaybta Indhaha
5-Qaybta Qalliimada iyo Dhaawacyada
6-Qaybta Dhagaha, Sanka iyo Cunaha (ENT)
7-Qaybta Ultrasound-ka (Abdominal & TVS)
8-Shaybaar Casri ah (Modern Laboratory)
8-Farmashiye leh Daawooyin Tayo Leh (Quality Pharmacy)
📞 Kala xiriir isbitaalka si aad
ballan u qabsato.
Wa.me//+252615025211


jimce wanaagsan Kalkal General Hospital-cadado
09/10/2026

jimce wanaagsan
Kalkal General Hospital-cadado

OGAYSIIS!maalinta Aragga Adduunka awgeed isbitaalka Kalkal General Hospital-cadado wuxuu bilaash kaga dhigay qaybta Comp...
08/10/2026

OGAYSIIS!
maalinta Aragga Adduunka awgeed isbitaalka Kalkal General Hospital-cadado wuxuu bilaash kaga dhigay qaybta Computer-ka indhaha.
📍Hadaba ka faa'dayso oo soo gaar isbitaalka kalkaal oo ku yaala CADAADO, dabaqa Dababshiil.

QAYBAHA_ISBITAALKA WAXAA KAMIDA
1-Qaybta Cudurrada Guud iyo Uur-ku-jirta
2-Qaybta Cudurrada Haweenka, Dhalmada iyo Taranka
3-Qaybta Cudurrada Carruurta,dhalaanka iyo Talaallada
4-Qaybta Indhaha
5-Qaybta Qalliimada iyo Dhaawacyada
6-Qaybta Dhagaha, Sanka iyo Cunaha (ENT)
7-Qaybta Ultrasound-ka (Abdominal & TVS)
8-Shaybaar Casri ah (Modern Laboratory)
8-Farmashiye leh Daawooyin Tayo Leh (Quality Pharmacy)
📞 Kala xiriir isbitaalka si aad
ballan u qabsato.
Wa.me//+252615025211


29/09/2026

Isbitaalka Kalkal General Hospital-cadado waxaa weli ka socda Ololaha dawaynta iyo dhaqiimada cudurada ku dhaca Dhaqaha, Sanka iyo Cunaha (ENT).
Waxaana fulin doona Dr. Abubakar Alfadhi oo ah dhaqtar ka yimid dalka sudan kuna taqasusay Cudurada ENT-ga.

📍Hadaba soo gaar isbitaalka kalkaal oo ku yaala CADAADO, dabaqa Dababshiil.

QAYBAHA_ISBITAALKA WAXAA KAMIDA

1-Qaybta Cudurrada Guud iyo Uur-ku-jirta
2-Qaybta Cudurrada Haweenka, Dhalmada iyo Taranka
3-Qaybta Cudurrada Carruurta,dhalaanka iyo Talaallada
4-Qaybta Indhaha
5-Qaybta Qalliimada iyo Dhaawacyada
6-Qaybta Dhagaha, Sanka iyo Cunaha (ENT)
7-Qaybta Ultrasound-ka (Abdominal & TVS)
8-Shaybaar Casri ah (Modern Laboratory)
8-Farmashiye leh Daawooyin Tayo Leh (Quality Pharmacy)

📞 Kala xiriir isbitaalka si aad
ballan u qabsato.
Wa.me//+252615025211



Address

Adado

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kalkal General Hospital-cadado posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kalkal General Hospital-cadado:

Shortcuts

Share