Hilaal speciality hospital

Hilaal speciality hospital Hilal Speciality Hospital

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š ciid wanaagsan dhammaan bulshada Soomaaliyeed. Sanadkan sanadkiisa xiga badqab iyo caafimaad Allaha nagu ga...
19/03/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š
ciid wanaagsan dhammaan bulshada Soomaaliyeed. Sanadkan sanadkiisa xiga badqab iyo caafimaad Allaha nagu gaarsiiyo.

05/03/2026

Maka cabaneysaa timo daadasho, Bidaar iyo Go,go,a Timaha?
Hadeey jawaabtaadu Haa tahay Waxaan kuu haynaa xalkeeda ugu wanaagsan soo Booqo Isbitaalka Hilaal speciality hospital oo la kulan Dhaqtarka Daryeelka maqaarka Timaha, cidiyaha, iyo Taranka Ragga

๐Ÿ”Ž

๐—ค๐—ฒ๐˜†๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—๐˜‚๐—ด๐˜๐—ฎ ( ๐Ž๐ซ๐ญ๐ก๐จ๐ฉ๐ž๐๐ข๐œ ๐š๐งd ๐ญ๐ซ๐š๐ฎ๐ฆ๐š๐ญ๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐๐ž๐ฉ๐š๐ซ๐ญ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ )Ee isbitaalka Taqasusiga Ah Hilaal speciality hospital...
26/02/2026

๐—ค๐—ฒ๐˜†๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—๐˜‚๐—ด๐˜๐—ฎ ( ๐Ž๐ซ๐ญ๐ก๐จ๐ฉ๐ž๐๐ข๐œ ๐š๐งd ๐ญ๐ซ๐š๐ฎ๐ฆ๐š๐ญ๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐๐ž๐ฉ๐š๐ซ๐ญ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ )

Ee isbitaalka Taqasusiga Ah Hilaal speciality hospital Ayaa lasoo Gaarsiiyey Bukaan uu jab kasoo Gaaray lugta midig Gaar ahaan sinta waxaana u sameynay kab casri ah oo la galiyay biro gudaha ah Sida ka muuqato Sawirka raajada Alx Hadda Bukaanka xaaladiisa Waa Mid wanaagsan

Kusoo dhawaada qeeybta lafaha ee isbitaalka Taqasusiga Ah ee hilaal oo uu kuugu Diyaar Yahay Dhaqtarka Lafaha oo Ah Qabiir iyo waaya Arag dhanka Lafaha Ah

Hilaal Home Of Care And Quality

18/02/2026

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™

Dhamaan Maamulka iyo shaqaalaha isbitaalka Taqasusiga ah ee Hilaal speciality hospital

Wuxuu shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa curashada bisha barakaysan ee Ramadaan.

Allaha naga aqbalo soonka, salaadda iyo camalka suuban ee bishaan Barakeysan

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™

Ramadan kareem
17/02/2026

Ramadan kareem

Waxaay Mahad u sugnaatay Allaah swt oo si Guul Ah Noogu soo dhameeyay Compainki Cunaha Sanka iyo Dhagaha ( ENT) Waxaa ka...
12/02/2026

Waxaay Mahad u sugnaatay Allaah swt oo si Guul Ah Noogu soo dhameeyay Compainki Cunaha Sanka iyo Dhagaha ( ENT)

Waxaa ka faaideystay Bukaano Badan Oo la ildarnaa Xanuunada ku dhaca cunaha sanka iyo dhagaha

kuwaa oo Dhamaantood loo sameeyay
Daweeyn iyo Qaliiman casri Ah oo lagu sameeyay

Intaas kadib Maamulka Isbitaalka taqasusiga Ah ee Hilaal speciality hospital
Ayaa ugu bishaareyay in dhaqtarka uu soo noqon doono 6๏ธโƒฃ0๏ธโƒฃ Cisho Ama 2๏ธโƒฃ Bil kadib insha allaah

Hilaal Home of Care And Quality

๐„๐๐“๐‚๐€๐Œ๐๐ˆ๐๐† Waxaa habeenkeeni 4-aad si habsami leh uga socda xarunta isbitaalka Taqasusiga Ah ee Hilaal speciality hospit...
11/02/2026

๐„๐๐“๐‚๐€๐Œ๐๐ˆ๐๐†

Waxaa habeenkeeni 4-aad si habsami leh uga socda xarunta isbitaalka Taqasusiga Ah ee Hilaal speciality hospital qaabilaadda Daweynta iyo Qaliimada Bukaanada kacabanayo xanuunada ku dhaca ๐—–๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ iyo ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

Hadaba hadii aad ka cabaneyso xanuunada ku dhaca cunaha sanka iyo dhagaha fadlan ka faaideyso malmaha kooban ee uu dhagtarka joogayo isbitaalka Taqasusiga Ah ee hilaal.

Xal u hel Xanuunada Cunaha dhagaha Iyo sanka (ENT)

Hilaal Home Of Care And Quality

๐„๐๐“๐‚๐€๐Œ๐๐ˆ๐๐†!Waxaa maalintii 3-aad si habsami leh uga socda xarunta isbitaalka Taqasusiga Ah ee Hilaal qaabilaada iyo qali...
11/02/2026

๐„๐๐“๐‚๐€๐Œ๐๐ˆ๐๐†!
Waxaa maalintii 3-aad si habsami leh uga socda xarunta isbitaalka Taqasusiga Ah ee Hilaal qaabilaada iyo qaliimada Laxiriira ๐—–๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ iyo ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ต๐—ฎ (ENT) uu fulinayo Dr Mohamed Abdi Mudhalib ahna qabiir taqasus iyo waayo aragnimo u leh qaliimada cunaha sanka iyo Dhagaha.

hadaba hadii aad ka cabaneyso xanuunada Laxiriira cunaha sanka iyo dhagaha fadlan soobooqo xarunteena isbitaalka taqasusiga ah ee hilaal.

Hilaal speciality hospital

09/02/2026
09/02/2026

Waxaa hospital taqassusiga ee Hilaal speciality hospital maanta soo gaaray Dr Mohamed abdulmudalib oo ah dhaqtar ku taqasusiy xanuunada ku dhaca cunaha dhagaha iyo sanka wuxuuna joogi doonaa maalmo kooban.
Dhaqtarka ayaa isla manta bilaabay qaabilida bukaanadii horay isku diiwaan galiyay.

Bukaanada ka cabanayo xanuunada ku dhaca cunaha dhagaha iyo sanka waxaana ugu bishaareyneynaa inay ka faaideystaan fursadan muhiimka ah.

Hilaal home of care and quality

Dhaqtarka  ๐—–๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ iyo ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ต๐—ฎ  ayaa 08/02/2026 kusoo wajahan Isbitaalka taqasusiga ah ee  Hilaal speciality hospit...
05/02/2026

Dhaqtarka ๐—–๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ iyo ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ayaa 08/02/2026 kusoo wajahan Isbitaalka taqasusiga ah ee Hilaal speciality hospital Dhaqtarka Oo Joogi doono Maalmo Kooban Fadlan Ka faaideyso
(ENT campaign).

01/02/2026

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—”๐—ตโœจ

Isbitaalka taqasusiga ah Hilaal speciality hospital waxa uu ku wargelinayaa Dhamaan Bulshada Ku dhaqan magaalada Baladweyne iyo Nawaaxigeeda

In maalmaha Isniinta Iyo Khamiista uu Idiin sameyay Qiimo Dhimis Balaaran Qeybaha kala duwan ee isbitaalka sida

Kaarka la kulanka dhaqaatiirta oo bilaash ah ama free sidoo kale waxaa qiimo dhimis lagu sameeyay qeeybaha kala duwan sida

Sheybaarka
Kumputerka qeybahiisa kala duwan
Rajada iyo dhamaan Adeegyada kale ee uu isbitaalka bixiyo.

Soo booqo isbitaalka oo ka faaideyso qiimo dhimistan balaaran.

Address

Baledweyn Hiiraan
Balad Weyn

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hilaal speciality hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category