Isbitaalka Guud Ee Degmada Barawe

Isbitaalka Guud Ee Degmada Barawe Waa Page Ka Saxda Ah Isbitaalka Guud Ee Degmada Uu Leeyahay

Eidul Adxaa Mubaarak. Allah SWC Ciidan Ciideda Bash bash iyo Barwaaqo Hanagu gaarsiiyo.
05/06/2025

Eidul Adxaa Mubaarak.
Allah SWC Ciidan Ciideda Bash bash iyo Barwaaqo Hanagu gaarsiiyo.

dhamaN bahda cafimdk ispitalka DEG,barawe waxan u hambliyenena walalkeyna abdiwali awukar oo mnta ku aqal galay magalada...
21/02/2025

dhamaN bahda cafimdk ispitalka DEG,barawe waxan u hambliyenena walalkeyna abdiwali awukar oo mnta ku aqal galay magalada barawe Mohamed Shaarkey

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka DGKGS Dr.Saciid Ahmed Ali iyo Agaasimaha isku Xirka Seddexda Gobol Ee Wasarada CFDGKS Ham...
20/02/2025

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka DGKGS Dr.Saciid Ahmed Ali iyo Agaasimaha isku Xirka Seddexda Gobol Ee Wasarada CFDGKS Hamdi Sheikh iyo Isku dubaha Wasarada CDGKS Gobolka Shabellada Hoose Dr.Jamal Sheikh ayaa maanta soo gaaray Demada Barawe ayagoo kormeer ku maray Qebaha kala Duwan Ee Isbitaalka Guud Ee Degmada Barawe sido kale Indho indheen ku sameyay halka uu maraayo dhismaha xarunta TB da Oo meel gabo gabo ah marayo iyo xarunta Oxygen ka Degmada Oo sugeyso kaliya in la kiciyo.
Waxaana Soo dhaweeyn Diiran u sameyay wafdiga Agaasimaha Isbitaalka iyo Shaqalaha Isbitaalka Degmada.

TACSI TIIRAANYO LEH  انا لله و انا اليه راجعونMaamulka, shaqaalaha isbitaalka guud ee degmada baraawe iyo dhammaan   wax...
12/10/2024

TACSI TIIRAANYO LEH
انا لله و انا اليه راجعون
Maamulka, shaqaalaha isbitaalka guud ee degmada baraawe iyo dhammaan waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelada omar xasan omar oo ka mid ah shaqalaha isbitaalka guud ee degmada baraawe oo shaley galab aabahiisa ku geeriyoodey Mogadishu.
waxaan qoyska iyo qaraabada la qeybsanayanaa xanuunka, waxaan Alle uga baryaynaa in uu Jannadii Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna uu ka siiyo Ehelka iyo qaraabada
Aamiin Aamiin Yaarabi 🤲🤲

"إنا لله وإنا إليه راجعون"

Wasaaradda Caafimaadka DGKGS Oo kaa shaneyso Hay'ada Juba Foundation ayaa maanta Daryeel Caafimaad Gaarsiiyeen Barakacay...
03/10/2024

Wasaaradda Caafimaadka DGKGS Oo kaa shaneyso Hay'ada Juba Foundation ayaa maanta Daryeel Caafimaad Gaarsiiyeen Barakacayaal Cusub Oo soo gaaray Degmada Barawe Barakacayashaan ayaa loo fidiyey adeeg caafimaad oo iskugu jiro Daaweyn, Baaritaano Caafimaad iyo talaalka ilmaha ka yar shanta sano iyo baaritaanada Nafaqo darada Caruurta.

Address

Wadada Dayax
Baraawe
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isbitaalka Guud Ee Degmada Barawe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Isbitaalka Guud Ee Degmada Barawe:

Shortcuts

Share

Category