31/05/2026
Ogeysiis dhamaan Gabdhaha Jecel Barashada Xirfada Cake iyo Macamacaanada Waxaa la Ogeysiinayaa In La bilaabi doono Koorsada Oo dhameystiran Oo socondoonto Mudo Bila ah
Ogow Koorsada Waxay ku Jirtaa Qiimo dhimis 50% ah Kuraasta La qaadanaayo Way xadiyanyihiin ee Booskaaga Xajiso ama Wixii faahfaahin ah Posterka ka akhriso ama Nala Soo xariir si booskaga aad u xajisato . Mahadsanidiin