Isha Hospital

Isha Hospital "We care about your health"

29/08/2026

Isha hospital waxa imaanaya dr Hussein dheere taarikhdu markay tahay 02 09 2026
Fadlan wac 0614655557

Qeybaha Daryeelka Caafimaad ee ISHA HOSPITAL Waxaan kuu diyaarinay qeybo kala duwan oo bixiya daryeel caafimaad oo dhamm...
21/08/2026

Qeybaha Daryeelka Caafimaad ee ISHA HOSPITAL

Waxaan kuu diyaarinay qeybo kala duwan oo bixiya daryeel caafimaad oo dhammaystiran iyo dhaqaatiir takhasus leh:

01. Qeybta Daawada Guud (General Medicine)

02. Qeybta Qaliinka (Surgery)

03. Qeybta Carruurta (Pediatrics)

04. Qeybta Wadnaha (Cardiology)

05. Qeybta Hooyada & Umulisada (Obstetrics & Gynecology)

06. Qeybta Lafaha & Dhaawacyada (Orthopedics)

07. Qeybta Dawooyinka (Pharmacy)

08. Qeybta Raajada (Radiology)



๐Ÿ“ Goobta: Horseed Village, Baidoa-Somalia

๐Ÿ“ž Nala Soo Xiriir: +25261-4655657

Talooyin Caafimaad oo Muhiim u ah Hooyada Xilliga Uurka ๐Ÿคฐ๐Ÿ’™Daryeelka uurka waa furaha caafimaadka hooyada iyo ilmaha. Wax...
21/08/2026

Talooyin Caafimaad oo Muhiim u ah Hooyada Xilliga Uurka ๐Ÿคฐ๐Ÿ’™

Daryeelka uurka waa furaha caafimaadka hooyada iyo ilmaha. Waxaa diyaarkeeda idiin ah Dr. Ayaan Abdi Mohamud:

Cun Cunto Nafaqo Leh: Qorshee cuntooyin dheeli tiran.

Seexo Hurdo Kugu Filan: Nasashadu waa muhiim.

Samee Jimicsi Fudud: Sida socodka maalinlaha ah.

Qaado Vitamins Joogto Ah: Dhaqtar ku taliyay.

Cab Biyo Badan: Ilaali fuuq-celinta jirka.



๐Ÿ“ Goobta: Horseed Village, Baidoa-Somalia

๐Ÿ“ž Nala Soo Xiriir: +25261-4655657

๐Ÿ“ฑ Naga Lao Soco Social Media: Isha Hospital

Daawaynta Burcooyinka MinkaBurcooyinka Minka Waa La Daaweyn Karaa! ๐Ÿฅ๐ŸŒธMa tahawo xanuun ama raaxo-darro ku saabsan minka? ...
21/08/2026

Daawaynta Burcooyinka Minka

Burcooyinka Minka Waa La Daaweyn Karaa! ๐Ÿฅ๐ŸŒธ

Ma tahawo xanuun ama raaxo-darro ku saabsan minka?
Ogaansho h**e iyo qaliin ammaan ah ayaa hal-beeg u ah caafimaadkaaga. Ha la qabsanin xanuunkaโ€”helo daryeel caafimaad oo lagu diirsan karo!

Ogaansho H**e: Baaritaan waqtiyaysan wuxuu ka hortagaa dhibaatooyinka waaweyn.

Qaliin Ammaan Ah: Daryeel casri ah oo ku dhisan kalsooni.



๐Ÿ“ Goobta: Horseed Village, Baidoa-Somalia

๐Ÿ“ž Nala Soo Xiriir: +25261-4655657

๐Ÿ“ฑ Naga Lao Soco Social Media: Isha Hospital

3 Cunto oo U Fiican Hooyada Uurka Leh! ๐Ÿฅฆ๐Ÿฅš๐ŸŸDaryeelka nafaqada haboon ee xilliga uurka waa furaha caafimaadka hooyada iyo ...
21/08/2026

3 Cunto oo U Fiican Hooyada Uurka Leh! ๐Ÿฅฆ๐Ÿฅš๐ŸŸ

Daryeelka nafaqada haboon ee xilliga uurka waa furaha caafimaadka hooyada iyo korriinka ilmaha. ISHA HOSPITAL waxay idiin soo bandhigaysaa 3 cunto oo aad u muhiim ah:

Khudaarta Cagaaran: Waxay qani ku tahay fitamiino iyo macdano muhiim u ah korriinka ilmaha.
Ukunta (Egg): Waxay leedahay borotiin iyo nafaqooyin dhisa unugyada.
Kalluunka (Fish): Wuxuu ka kooban yahay maaddooyinka kor u qaada caafimaadka maskaxda iyo wadnaha.

.

๐Ÿ“ Astaanta Maanka: Horseed Village, Baidoa-Somalia

๐Ÿ“ž Nala Soo Xiriir: +25261-4655657

๐Ÿ“ฑ Naga Lao Soco Social Media: Isha Hospital

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Mr. Mahir oo si guul iyo sharaf leh u difaacay buugiisa qalin-jabinta ee Jaamaca...
11/08/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Mr. Mahir oo si guul iyo sharaf leh u difaacay buugiisa qalin-jabinta ee Jaamacadda Caalamiga ah ee Baydhabo (Baidoa International University).
Waxaan Ilaah uga baryeynaa in uu aqoontaada kugu anfaco, h**ey u soco, waxaana ku leenahay Guuleey, Mr. Mahir!
โ€‹Warmest Congratulations to Mr. Mahir!

Isha team Waxay kugu hambalyeynayaan difaacida guuleysatay ee buuggaaga qalin-jabinta ee Jaamacadda Baidoa International...
08/08/2026

Isha team Waxay kugu hambalyeynayaan difaacida guuleysatay ee buuggaaga qalin-jabinta ee Jaamacadda Baidoa International University (BIU). Dadaalkaagii iyo samirkaagii maanta waxay kuu horseedeen guul weyn. Waxaan kuu rejaynayaa guul iyo horumar sii socda oo ku saabsan mustaqbalkaaga! ๐Ÿคฒ๐ŸŒŸ

WORLD BREASTFEEDING WEEK1 โ€“ 7 AUGUSTThemeNaas-nujintu Waa Bilowga Nolosha.Lixda Bilood ee Ugu Horraysa: Sii ilmaha caana...
03/08/2026

WORLD BREASTFEEDING WEEK
1 โ€“ 7 AUGUST
Theme
Naas-nujintu Waa Bilowga Nolosha.
Lixda Bilood ee Ugu Horraysa: Sii ilmaha caanaha naaska oo kaliya lixda bilood ee ugu horraysa

๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐จ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง  dhammaan shaqaalaha, maamulka, iyo macamiisha sharafta leh ee ku xiran Isha Hospital.
31/07/2026

๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐จ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง dhammaan shaqaalaha, maamulka, iyo macamiisha sharafta leh ee ku xiran Isha Hospital.

Talooyin Cafimad Oo Muhim u ah  Hooyada Uurka Leh Isha Hospital Waxaa Kugu Diyar ah Dhakhatarada Haweenka ?
31/07/2026

Talooyin Cafimad Oo Muhim u ah Hooyada Uurka Leh Isha Hospital Waxaa Kugu Diyar ah Dhakhatarada Haweenka ?

Address

Xaafada Horsed Kasoo Horjedka MCH DMO Baidoa-Somalia
Baydhabo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isha Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share