Hegan Specialist Hospital

Hegan Specialist Hospital ADEEG CAAFIMAAD OO CASRI AH
(1)

22/08/2026

Timo daadashadu ma aha sabab keliya oo ay timuhu u dhacaan.

Dr. Abdiwahid Khalif Ahmed, oo ah Dhakhtar ku takhasusay maqaarka, timaha iyo cidiyaha, ayaa sharaxaya noocyada timo-daadashada iyo waxyaabaha sababi kara, sida Vitamin D deficiency, stress, thyroid disorder iyo nafaqo-darro.

Haddii aad la kulmeyso timo-daadasho joogto ah, la tasho dhakhtar si loo ogaado sababta keentay.

20/08/2026

Qaar ka mid ah bukaannadii maanta ayaa ka faa’iideystay Scaling & Polishing oo FREE ah

Adiguna ha seegin fursadda aad ku heli karto ilko nadiif ah iyo dhoolla-caddeyn qurux badan.

Hegan Specialist Hospital – Baydhabo

19/08/2026

Ma rabtaa ilko nadiif ah iyo dhoola-caddeyn qurux badan?

Hegan Specialist Hospital waxay kuu haysaa fursad gaar ah.

Maalinta Khamiista, Scaling & Polishing waa FREE.

Maalmaha kale ee bishan, Scaling & Polishing waxaa lagu sameeyey 50% DISCOUNT.

Ha sugin ilaa ilkuhu ku xanuunaan. Daryeel caafimaadka afkaaga maanta.

Hegan Specialist Hospital – Baydhabo

Dhiig-karku waa Dilaa Qarsoon!Dhiig-karku mararka qaar wuxuu ku imaan karaa calaamado la’aan, adigoon dareemin wax xanuu...
18/08/2026

Dhiig-karku waa Dilaa Qarsoon!

Dhiig-karku mararka qaar wuxuu ku imaan karaa calaamado la’aan, adigoon dareemin wax xanuun ah. Sidaa darteed, waxaa muhiim ah inaad si joogto ah u iska hubiso dhiig-karka oo aad la socoto heerarkiisa.

Ha sugin calaamado — iska baar maanta, caafimaadkaagana ilaali.

16/08/2026

DIPHTHERIA (GOWRACATO)

Diphtheria waa cudur bakteeriyo ah oo la kala qaado, kaas oo saameyn kara dhuunta iyo hab-dhiska neefsashada.

Muuqaalkan, dhakhtar ayaa sharxaya calaamadaha, sida uu cudurku u faafo, iyo muhiimadda tallaalka iyo ka-hortagga.

Daawo muuqaalka si aad wax badan uga ogaato Diphtheria.

15/08/2026

Waxay sharaf weyn noo tahay in Samadoon Maxamed Guubow Isack uu soo booqday Hegan Specialist Hospital, halkaas oo uu ku helay baaritaanno caafimaad oo dhammaystiran iyo daryeel tayo leh.

Waxaan uga mahadcelinaynaa kalsoonidiisa, waxaana u rajaynaynaa caafimaad taam ah.

Ha sugin ilaa xanuunku kugu bato. Soo booqo Hegan Specialist Hospital. Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna.

 #𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎𝐊𝐀𝐑𝐄𝐄𝐌Hegan Specialist Hospital
13/08/2026

#𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎𝐊𝐀𝐑𝐄𝐄𝐌
Hegan Specialist Hospital

13/08/2026

Caafimaadka carruurta waa mudnaanteenna koowaad

Hegan Specialist Hospital wuxuu carruurta u diyaariyaa baaritaan caafimaad oo dhammeystiran, adeegga Emergency 24 saac ah iyo daryeel joogto ah oo tayo leh

Hegan Specialist Hospital daryeelka caafimaadka ubadkaaga

Baydhabo Soomaaliya
061 9002177 | 4499

Wargelin Muhiim AhIsbitaalka Hegan wuxuu ku bishaaraynayaa dhammaan Hooyooyinka Uurka Leh in maalinta Khamiista oo aad s...
12/08/2026

Wargelin Muhiim Ah

Isbitaalka Hegan wuxuu ku bishaaraynayaa dhammaan Hooyooyinka Uurka Leh in maalinta Khamiista oo aad si bilaash ah ku heli kartaan:

Baaritaanka Ultrasound-ka Uurka

Hegan Specialist Hospital

+252 61 9002177 | +252 62 9002177

Short Call: 4499

BAARITAANKA DENGUE FEVERWaxaa hadda jira dillaac Dengue Fever iyadoo bukaanno badan ay la kulmayaan qandho iyo xanuun gu...
12/08/2026

BAARITAANKA DENGUE FEVER

Waxaa hadda jira dillaac Dengue Fever iyadoo bukaanno badan ay la kulmayaan qandho iyo xanuun guud oo jirka ah

Hegan Specialist Hospital waxaa laga heli karaa Dengue NS1 Antigen Test si loo ogaado Dengue Fever xilli h**e.

Qandho • Murqo-xanuun

Hegan Specialist Hospital – Laboratory

Baaritaan H**e • Ogaansho H**e • Daryeel Wanaagsan

Address

Berdale Village
Baydhabo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hegan Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hegan Specialist Hospital:

Shortcuts

Share

Category