SIHA Hospital

SIHA Hospital SIHA HOSPITAL

29/06/2026
27/06/2026

Follow

27/06/2026

Ovulation
gareeya

25/06/2026

Canbaha wuxuu qani ku yhy vitam A and C

22/06/2026

Maanta waxaan idiin soo gudbineynaa sheeko caafimaad oo xambaarsan cashar muhiim ah, sheeko laga yaabo inay la mid tahay xaalad ay dad badan la kulmaan maalin kasta iyagoo aan dareensanayn khatarta ku jirta.

21/06/2026

Hal koob oo biyo ah oo aad cabto subax kasta wuxuu noqon karaa tallaabo yar oo keenta isbeddel weyn oo caafimaad.

20/06/2026

Avakaaduhu waa miro nafaqo badan leh oo faa'iidooyin badan u leh caafimaadka jirka. Waxa uu qani ku yahay dufanka caafimaadka leh, faybarka, fiitamiinnada, iyo macdanta muhiimka ah ee jirku u baahan yahay
https://www.youtube.com/

19/06/2026

Qaraha waa miro nafaqo badan leh oo faa’iidooyin caafimaad oo badan u leh jirka.

18/06/2026

Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna koowaad!

✅ Dhakhaatiir xirfadlayaal ah
✅ Baaritaanno caafimaad oo dhammaystiran
✅ Adeegyada hooyada iyo dhallaanka
✅ Tallaallo iyo la-talin caafimaad
✅ Daawooyin tayo leh
✅ Daryeel caafimaad oo lagu kalsoonaan karo

Nagu soo booqo Siha Hospital, Degmada Berdale.
Contact: 0615749819
Siha Hospital Hoyga Caafimaadka iyo Wacyigelinta Bulshada.

Address

Degmada Berdale
Berdale

Telephone

+252619356600

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SIHA Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to SIHA Hospital:

Shortcuts

Share