Dr.Abdisamed Hashi

Dr.Abdisamed Hashi mahadsanid. Follow our page 👉 Dr Abdisamed Hashi

Follow saar Page keena Dr Abdisamed Hashi, si aad u hesho talooyin caafimaad oo sax ah, wacyigalin caafimaad iyo waxkasta oo kusoo kordha cilmiga caafimaadka iyo ka bulshadaba.

04/06/2026

Qanjidhka tayroodhka/ thyroid .

Hyperthyroidism.

Maxaa keena in uu dheecaankiisu badto? Sidee loo baadhaa? Sidee loo daweeyaa? Maxaa laga dhaxli karaa hadii la dawayn waayo? Suaalahan ban ka jawaabi doonaa inshalah.

Dr.Abdisamed Hashi

01/06/2026

Akhlaaqdu markay kaa dhabtahay kaama wada guurto. Ninkaasi waa nin si asluub iyo aqoonleh u sharaxay daawooyinkaas isagoon cidna caayin cidna xagxagan.

Qofku markuu wax sheegayo waxaa la rabaa inuu muujiyo ixtiraam iyo qadarin.

Any way hala iska daayo alaabtaas.

31/05/2026

Dadka ree miigaa waxay kusoo toosaan codadkan qurxoon ee shimbiraha hal ree magaalku kusoo kacaan.

Waryaa cabdisamiic, fihiimay, bajaaj dharaaraqleh, kalyaha beerka caanaha iyo wax la mida 🤣🤣. Qofkasta cod baa uu maqlaa subixii ma jiraa cod ku dhibay?

30/05/2026

Calool adayg bay rabtaa aduunyadu .

Farxad ku ciida jimcuhuna ha inoo wacnaado👏🏻.
28/05/2026

Farxad ku ciida jimcuhuna ha inoo wacnaado👏🏻.

26/05/2026

لَبَّيْكَ اللَّهُمَّ لَبَّيْكَ، لَبَّيْكَ لَا شَرِيكَ لَكَ لَبَّيْكَ، إِنَّ الْحَمْدَ وَالنِّعْمَةَ لَكَ وَالْمُلْكَ، لَا شَرِيكَ لَكَ.🤲🤲🤲

24/05/2026

Cabdiwaaxid/Declan Rice 😆 waxan ku jeclaa waa aftahan ku hadla luuqadii saxdii ee soomaaliga ahayd.

VitaminD ha qaadan adoon u baahnayn. Maaha inaad qaadato markasta adiga oon baadhitaan marin . Hadii aad qaadato adiga o...
23/05/2026

VitaminD ha qaadan adoon u baahnayn.

Maaha inaad qaadato markasta adiga oon baadhitaan marin . Hadii aad qaadato adiga oon u baahnayn oo uu jidhka ka bato maxaa dhacaya?

• Lalabo iyo matag
• Daal iyo tabar darro
• Harraad badan
• Kaadi badan iyo calool istaag
Wxaa kale uu keeni karaa in kalyaha dhagax kusamaysanto maadaama uu soo kicinaayo maadada loo qayaan kaalshiyamta(calcium) .

Sidaa awgeed mar ka h**e checking mar oo eeg inaad u baahanthay iyo inakale.

Dr Abdi Arafat.

Address

Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Abdisamed Hashi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category