17/06/2026
𝐃𝐞𝐧𝐠𝐮𝐞 𝐅𝐞𝐯𝐞𝐫 : Cudur laga hortagi karo haddii la helo wacyigelin sax ah.
𝐃𝐫. 𝐌𝐮𝐧𝐚 waxay muuqaalkaan ku sharxaysaa waxa uu yahay Dengue Fever, sida uu ku faafo, calaamadaha lagu garto, iyo tallaabooyinka ugu muhiimsan ee looga hortagi karo.
📍𝐒𝐨𝐨 𝐁𝐨𝐨𝐪𝐨 𝐀𝐰𝐝𝐚𝐥 𝐇𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥
🤝𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚𝐚𝐠u 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐬’𝐮𝐮𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚
𝐍𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡 : 𝟔𝟏𝟏𝟒𝟖𝟖.