28/06/2026
๐ BISHAARO โข BISHAARO โข BISHAARO! ๐
Adal International Hospital waxa uu idiin soo kordhiyey adeegga Qalabka Casriga ah ee Baaro-goynta (Circumcision).
โ
Qalab casri ah oo ammaan ah
โ
Dhakhaatiir khibrad leh
โ
Nadaafad iyo daryeel heer sare ah
โ
Adeeg degdeg ah oo tayo leh
Ku soo dhowaada Adal International Hospital, halka tayada iyo daryeelka bukaanku ay mudnaanta koowaad leeyihiin.
๐ 617811 || 0634628843 || 0634455470 ||