Alhayatt Hospital

Alhayatt Hospital Hospital

Tani waa camerad lagu eego sanka ama afka ilaa hunguriga, waxaana ku shaqeeya doctor khibrad u leh, hadaba hadii aad ka ...
01/02/2020

Tani waa camerad lagu eego sanka ama afka ilaa hunguriga, waxaana ku shaqeeya doctor khibrad u leh, hadaba hadii aad ka cabanaysid ama aad garanaysid cid ka cabanaysaa sanka ilaa hunguriga una baahan in la eego waxay cameradani kuugu diyaar tahay alhayat hospital borama.

Hospitalka alhayat ee Borama maaha uun mid daweeya ama la tacaala bukaanada ku soo booqda xarunta caafimaadka  alhayat e...
11/01/2020

Hospitalka alhayat ee Borama maaha uun mid daweeya ama la tacaala bukaanada ku soo booqda xarunta caafimaadka alhayat ee waa mid bulshada somaliyeed oo dhan u shaqeeya ha ahaato ka soo booqda , iyo kuwa aan nasiib u helin inay soo booqdaan sida dadka aan awoodin .
06 - 01 - 2020 oo ku beegnayd maalin isniin ah waxa uu hospitalku baadhitaan caafimaad oo bilaasha u fidiyay bulshada ku nool Dilla , taasoo dad badani ka faaidaysteen .alhamdulilaahi.
WHICH VILLAGE IS NEXT ?

Qalabkani wuxuu ka mid yahay miishinada  yaala alhayat hospital ee borama,  waa qalabka loo yaqano OGD ama tuumbada cama...
03/01/2020

Qalabkani wuxuu ka mid yahay miishinada yaala alhayat hospital ee borama, waa qalabka loo yaqano OGD ama tuumbada camarada leh oo lagu soo arki karo cunto mareenka ( hunguriga , caloosha, iyo xiidmahaba) wxaa lagu ogaadaa gaastariga iyo dhamaan xanuunada la xiriira caloosha ,hunguriga iyo xiidmaha ama midhicirada.
Hadaba adoon meel dheer u aadin alhayat hospital ayaa kuugu diyaariyey dalkaaga iyo magaaladaada dhexdeeda ka faaiidayso.

Qaliinada alhayat hospital lagu sameeyo mid ka mida, waa qaliinka xameetida ee loo yaqaan ( cholecystectomy ) oo lagu sa...
30/12/2019

Qaliinada alhayat hospital lagu sameeyo mid ka mida, waa qaliinka xameetida ee loo yaqaan ( cholecystectomy ) oo lagu sameeyey qalabka casriga ah ee laysar ( laparoscopy) .
Qaliinkani wxuu kaga duwan yahay qaliinkii h**e , ee lagu jarayey xameetida, qofka bukaanka ah lama jeexayo ee wxaa kaliya loo samaynayaa afar dalool oo loo isticmaalayo qalabka lagu soo goynayo xameetida , maalinta qaliinka bukaanka loo sameeyey maalinta ku xigtana in shaa allaa bukaanku uu baxayaa. Waa qaliin aad loo fududeeyey.
Bulshooy ha moogaan .

Kani waa qalniin lagu sameeyey dhakhtarka alhayat ee Borama, wuxuu ahaa qalniin lagu jarayey fiixda cunaha (thyroidectom...
28/12/2019

Kani waa qalniin lagu sameeyey dhakhtarka alhayat ee Borama, wuxuu ahaa qalniin lagu jarayey fiixda cunaha (thyroidectomy) .
Alhamdulilaahi waa lagu guulaystay .

Dr. Eric waa doctor qaliniin oo American ah ,kuna takhakhusay qaliinada guud ee lagu sameeyo qalabka casriga ah ee laysa...
27/12/2019

Dr. Eric waa doctor qaliniin oo American ah ,kuna takhakhusay qaliinada guud ee lagu sameeyo qalabka casriga ah ee laysarka iyo kuwa kalaba , iyo qaliinada xididada ( furida xididada xidhmay ) .
Doctor ka iyo dhakhaatiir kalaba waxay kuugu diyaar yihiin dhakhtarka alhayat ee Borama, ha ka daahin inaad soo booqato .

Dhakhtarka alhayat ee Borama wuxuu kuugu bishaaraynayaa qaliino casri ah,  iyadoo la isticmaalayo qalab casri ah sida la...
26/12/2019

Dhakhtarka alhayat ee Borama wuxuu kuugu bishaaraynayaa qaliino casri ah, iyadoo la isticmaalayo qalab casri ah sida laysarka .
Qaliinada uu fududeeyey qalabka laysarku waxaa ka mida qaliinka xameetida ( cholecystectomy), qabsinka ( appendectomy) , Iyo bog dilaaca noocyadiisa Kala duwan ( all types of hernias).
In shaa allaa bukaanku maalin ka badana ma jiifayo dhakhtarka,
ka faaidaysi wacan Iyo qaliinadii oo laguu fududeeyey.

صلى الله عليه وسلم
20/12/2019

صلى الله عليه وسلم

Ku soo dhawaada dhakhtarka alhayat ee Borama .
19/12/2019

Ku soo dhawaada dhakhtarka alhayat ee Borama .

Address

Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alhayatt Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category