29/04/2026
π¬β¨ Soo Dhaweyn Shaqaale Cusub β¨π¬
π₯ Dhakhtarka Caafimaadka ee Amal - Borama
wuxuu si diirran u soo dhaweynayaa:
π©ββοΈ Naciimo Warsame Ibraahim
π¬ Medical Laboratory Technician
π€ Waxaan ku faraxsanahay inay nagu soo biirtay
kana mid noqotay bahda caafimaadka ee Amal - Borama.
π Ku soo dhawoow, Naciimo.