Al Nasri Fertility Center

Al Nasri Fertility Center Dr Deeqa abdirisaq waa dhaqtarad ku tuqusustay cudurada haweenka (Gynaecology), fariisatana xarunta Al Nasri Fertility Centrer.

𝐗𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐚𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐓𝐮𝐮𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐢𝐧𝐤𝐚."Riyada waalidnimo waa mid u qalanta dulqaad kasta iyo dadaal kasta. Xarunta Al Nasri...
17/05/2026

𝐗𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐚𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐓𝐮𝐮𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐢𝐧𝐤𝐚.

"Riyada waalidnimo waa mid u qalanta dulqaad kasta iyo dadaal kasta. Xarunta Al Nasri Fertility Center, waxaan halkaan u joognaa inaan kugu garab istaagno safarkaaga .

Xarunta Badbaadinta Qoysaska.
📞 0907788396


12/05/2026

Daryeelka hooyada uurka leh dhalmada ka hor,Waa inaad la kulanto dhaqatar, si laguugu sameeyo baaritaan Iyo lasocosho. Taasi Waxay kaa caawinaysaa inaad adiga iyo ilmahaagaba mustaqbalkiinu ahaataan kuwo caafimaad qaba.
Al Nasri Fertility Center waxay kuu diyaarisay fursad gaar ah oo aad ku heli karto la socodka uurkaaga . Sababtoo ah adiga iyo ilmahaaga waxaad mudan tihiin daryeelka ugu fiican.
Al Nasri Fertility Center – Xarunta Rajooyinka Qoysaska.
📞 907 788 396 / 0906001560

Hooyo walba waxay mudan tahay daryeelka ugu wanaagsan xilliga ay sugayso dhallaankeeda. Iska yaree welwelka iyo khatarah...
09/05/2026

Hooyo walba waxay mudan tahay daryeelka ugu wanaagsan xilliga ay sugayso dhallaankeeda. Iska yaree welwelka iyo khataraha adigoo raacaya talooyinka dhakhaatiirta si aad u hubiso badbaadadaada iyo midda ilmahaaga.
Al-Nasri Fertility Center waxay kuu diyaarisay fursad gaar ah oo aad ku heli karto la socodka uurkaaga iyo daryeeel Joogta ah . Sababtoo ah adiga iyo ilmahaaga waxaad mudan tihiin daryeelka ugu fiican.
Al-Nasri Fertility Center – Xarunta Rajooyinka Qoysaska.
📞 907 788 396 / 0906001560



See less

05/05/2026

Ku soo Dhawaaw Xarunta Caafimaadka EE 𝐀𝐥 𝐍𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐟𝐞𝐫𝐭𝐢𝐥𝐢𝐭𝐲 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫 𝐁𝐨𝐬𝐚𝐚𝐬𝐨 .Waxa Ka helaysa Dhamaan Dawooyinka Xanuunada Dumarka iyo Ragga.waxana Ka Hawl Gashay Drs Deeqo Abdirisaq oo Dalka Dibadiisa wax ku soo Baratay

Kobci ugxantaada oo kordhi Rajada uurkaaga.Waxaan ku siinaynaa koorneer sax ah oo Hormoono ah .La talin dhammestiran ino...
03/05/2026

Kobci ugxantaada oo kordhi Rajada uurkaaga.

Waxaan ku siinaynaa koorneer sax ah oo Hormoono ah .

La talin dhammestiran inoogu imaw Al Nasri fertility Center Bosaaso

Whts up👇

https://wa.me/+252907788396

Riyadaad Hooyonimo waa Suurtagal.Waxaan ku ahaynaa Daryeeel Caafimad iyo Qalab Casri ah.iyo Baaritaan Sax ah .Sido kale ...
29/04/2026

Riyadaad Hooyonimo waa Suurtagal.

Waxaan ku ahaynaa Daryeeel Caafimad iyo Qalab Casri ah.iyo Baaritaan Sax ah .

Sido kale

Al_Nasri Fertility Center, Waxay idin haysaa adeegyada qaliimada dumarka ee ugu casrisan, sida:
✅ Furista tubooyinka xiran.
✅ Ka saarista burooyinka makaanka (Fibroids).
✅ Daaweynta hilbaha ka soo baxa makaanka

📞 0907788396/ 0906001560



Nasafertilitycenter

Address

Bosaso

Telephone

+252907788396

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Nasri Fertility Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category