Isbitaalka jaamacadda Bariga Africa - Manhal

Isbitaalka jaamacadda Bariga Africa - Manhal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Isbitaalka jaamacadda Bariga Africa - Manhal, Hospital, bosaso, Bosaso.

๐Ÿ‘‰ Qaybta Hooyada iyo Dhallaanka โ€“ Isbitaalka jaamacadda Bariga Africa - ManhalDaryeel naxariis leh iyo adeeg caafimaad o...
01/06/2026

๐Ÿ‘‰ Qaybta Hooyada iyo Dhallaanka โ€“ Isbitaalka jaamacadda Bariga Africa - Manhal
Daryeel naxariis leh iyo adeeg caafimaad oo lagu kalsoon yahay




๐Ÿ“ฒ 7500050 / 7926666

Dhiigkarka oo aan la xakamayn wuxuu keeni karaa dhibaatooyin halis ah โ€” ka hortag oo xakamee maanta!โœ” Cun cunto caafimaa...
01/06/2026

Dhiigkarka oo aan la xakamayn wuxuu keeni karaa dhibaatooyin halis ah โ€” ka hortag oo xakamee maanta!
โœ” Cun cunto caafimaad leh, yaree cusbada
โœ” Samee jimicsi joogto ah
โœ” Cab biyo kugu filan
โœ” Ka fogow sigaar iyo balwado
โœ” Si joogto ah u cabbir cadaadiska dhiigga
โœ” Raac talada dhakhtarka
Caafimaadkaaga waa muhiim โ€” maanta bilow daryeelkiisa.
๐Ÿ“ฒ 7500050 / 7926666

30/05/2026

Waa maxay qanjirka Prostate?
Muxuu qabtaa?
Sidee loola tacaalaa xanuunnada ku dhaca?

Waxa ino sharxaya:
๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข๐ง๐ฎ๐ซ ๐‰๐š๐ฆ๐š ๐…๐š๐ซ๐š๐ก
Khabiir ku takhasusay xanuunnada kelyaha, kaadi-mareenka iyo taranka ragga,
Isbitaalka jaamacadda Bariga Africa - Manhal. ๐Ÿ‘




๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ
๐Ÿ“ฒ 7500050 / 7926666

SAADAALI OO GUULEYSO! ๐Ÿ”ฅโšฝ Kulanka Finalka ah:Garowe ๐Ÿ†š Qardho๐Ÿ’ฐ Ku guulayso $30 adigoo saadaalinaya natiijada saxda ah!๐Ÿ“‹ Sh...
25/05/2026

SAADAALI OO GUULEYSO! ๐Ÿ”ฅ

โšฝ Kulanka Finalka ah:
Garowe ๐Ÿ†š Qardho

๐Ÿ’ฐ Ku guulayso $30 adigoo saadaalinaya natiijada saxda ah!

๐Ÿ“‹ Shuruudaha:

โœ… Page-ka follow dheh
โœ… Comment ku qor saadaashaada (score-ka saxda ah)
โœ… Share garee post-ka
โœ… like dheh post-ka

Dhiig-karku waa โ€œdilaha aamusanโ€ oo mararka qaar aan calaamado lahayn, balse waxyeello u geysan kara wadnaha, maskaxda i...
24/05/2026

Dhiig-karku waa โ€œdilaha aamusanโ€ oo mararka qaar aan calaamado lahayn, balse waxyeello u geysan kara wadnaha, maskaxda iyo kelyaha.
๐Ÿ‘‰ Baaritaan h**e ayaa badbaado leh!




๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ
๐Ÿ“ฒ 7500050 / 7926666

Qaybta farmashiga ee Isbitaalka jaamacadda Bariga Africa - Manhal
24/05/2026

Qaybta farmashiga ee Isbitaalka jaamacadda Bariga Africa - Manhal

23/05/2026

๐Œ๐š ๐ฅ๐š ๐ข๐ฅ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐ ๐š๐ฅ๐š๐ก๐š?
Ogow sababaha keena, heerarka uu maro, iyo sida saxda ah ee loo daweeyo.

La tasho khabiir ku takhasusay xanuunnada kelyaha, kaadi-mareenka iyo taranka ragga,
๐——๐—ฟ.๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐—๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ต ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต



๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ
๐Ÿ“ฒ 7500050 / 7926666 See

Halka caafimaadka iyo farxaddu ku kulmaan.Isbitaalka jaamacadda Bariga Africa - Manhal
23/05/2026

Halka caafimaadka iyo farxaddu ku kulmaan.
Isbitaalka jaamacadda Bariga Africa - Manhal


๐Œ๐š ๐ค๐š ๐œ๐š๐›๐š๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ฃ๐ข๐ฅ๐›๐จ ๐ฑ๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง?Soo booqo Isbitaalka jaamacadda Bariga Africa - Manhal si aad u hesho baaritaan iyo daawey...
23/05/2026

๐Œ๐š ๐ค๐š ๐œ๐š๐›๐š๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ฃ๐ข๐ฅ๐›๐จ ๐ฑ๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง?
Soo booqo Isbitaalka jaamacadda Bariga Africa - Manhal si aad u hesho baaritaan iyo daaweyn tayo leh.
Khabiirro caafimaad ayaa diyaar u ah inay si xirfad leh kula tacaalaan xaaladdaada.




๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ
๐Ÿ“ฒ 7500050 / 7926666

17/05/2026

Hadal-jeedinta guddoomiyaha dhaqaatiirta Puntland, ahna Dhakhtar ku takhasusay xannaanada haweenka, ee Hospital-ka EAUH.

Address

Bosaso
Bosaso

Telephone

+252907726018

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isbitaalka jaamacadda Bariga Africa - Manhal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Isbitaalka jaamacadda Bariga Africa - Manhal:

Shortcuts

Share

Category