Dr Haadi

Dr Haadi DAKHTAR CUDURADA GUUD & CARUURTA
PODCASTER
ENTREPRENUER

16/04/2026

Sharaabkan miisaanka cunugaaga ayuu kor u qaadayaa.

15/04/2026

Talaabooyinkan uga hortag difaaca ilmahaaga inuu hoos u dhaco

15/04/2026

Talaabooyinka ugu fiican aad kusoo saari karto ilmo mustaqbalka guulaysta

Xalqadii 1aad ee Dr haadi podcast way soo baxday magaceeduna yahay "Dhiig-karka iyo dhalinyaranimada"https://youtu.be/Xb...
23/03/2025

Xalqadii 1aad ee Dr haadi podcast way soo baxday magaceeduna yahay "Dhiig-karka iyo dhalinyaranimada"

https://youtu.be/XbwPUXGrPc0

Maxaa sababay in 40 jiradu uu ku dhaco Dhiig-karka xilli ay markii h**e da'a 50 iyo above ay badanaa la dhibanaan jireen xanuunka dhiig'karka,

Waxyaabaha looga hortagi iyo habka ugu haboon ee lagula tacaali karo dhiig-karka ( Hypertention )

Suaalahaas iyo kuwa kle oo badan ayaa ka niqaashnay Aniga ( Dr haadi) iyo Dr shire DrMohamed Said Shire

Asxaabtaada la wadaag ra'yigaagana noo sheeg adiga oo suaalahaas ka jawaabaya

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Haadi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category