Rajo medical center

Rajo medical center 🩺 RAJO Medical Center
“Caafimaadkaaga Waa Rajadeena” ❤️
🔬 Laboratory | 🧪 Biochemistry | 🧬 Hormones
💊 Vitamins | 🩻 Ultrasound
Daryeel lagu kalsoonaan karo.

🧪🔬 RAJO MEDICAL CENTER – QAYBTA SHAYBAARKA 🩺Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna ❤️Waxaan kuu haynaa adeegyo shaybaar oo cas...
14/09/2026

🧪🔬 RAJO MEDICAL CENTER – QAYBTA SHAYBAARKA 🩺

Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna ❤️

Waxaan kuu haynaa adeegyo shaybaar oo casri ah, tayo leh, natiijooyinna lagu kalsoonaan karo, iyadoo baaritaannada ay sameynayaan shaqaale aqoon iyo khibrad leh.

🔬 Adeegyada Shaybaarka:
🩸 CBC & Blood Tests
🧪 Biochemistry Tests
🧬 Hormone Tests
💊 Vitamin & Mineral Tests
🦠 Infection & Screening Tests
🧫 Urinalysis & Stool Examination
🔬 Iyo baaritaanno kale oo caafimaad

✅ Natiijooyin sax ah
✅ Adeeg degdeg ah
✅ Nadaafad iyo badbaado
✅ Shaqaale xirfad leh
✅ Qalab shaybaar oo casri ah

📍 Rajo Medical Center
Caafimaadkaaga Waa Rajadeenna. 💙

📞 Nala soo xiriir si aad u hesho adeeg caafimaad oo tayo leh.

29/05/2023

Lasoco xalqadii 1aad
Kitaabka riyadul salixiin

Address

Bosasso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rajo medical center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Rajo medical center:

Shortcuts

Share