Kaamil Neurosurgery Center - Burco

Kaamil Neurosurgery Center - Burco Xarun caafimaad oo ku takhasustay daaweynta iyo qalliinka cudurrada maskaxda, neerfaha iyo laf-dhabarta.

Kaamil Neurosurgery Center
25/07/2026

Kaamil Neurosurgery Center

23/07/2026

🩺 Soo Dhawayn Rasmi ah!

Waxaan si farxad leh idiinku soo bandhigaynaa in Dr. Mustafe Ali, oo ku takhasusay Qalliinnada Guud (General Surgery), uu si rasmi ah uga bilaabay shaqada Kaamil Neurosurgery Center.

Dr. Mustafe Ali wuxuu diyaar u yahay:
πŸ”Ή Qiimayn iyo la-talin caafimaad
πŸ”Ή Qalliinnada guud
πŸ”Ή Dabagalka iyo daryeelka bukaannada ka hor iyo ka dib qalliinka

FG: Kaadhku waa bilaash inta bisha ka hadhay.

πŸ“ Goobta: Dabaqa hoose ee Fooqa Miir Hotel, Burco.

πŸ“ž Nagala soo xidhiidh:
☎️ +252 63 7733336
☎️ +252 711885

πŸ§ πŸ’š Kaamil Neurosurgery Center – Baadhitaan sax ah, daaweyn casri ah, iyo daryeel takhasus leh oo loogu talagalay bukaann...
20/07/2026

πŸ§ πŸ’š Kaamil Neurosurgery Center – Baadhitaan sax ah, daaweyn casri ah, iyo daryeel takhasus leh oo loogu talagalay bukaannada qaba xanuunka suuxdinta!

☎️+252-711885 / +252-63 7733336 +252657337322
πŸ“ Xaruuntu qaybta bukaan socodku waxey ku taal dabaqa hoose ee Fooqa Miir Hotel - Burco
πŸ“ Qaybta bukaan jiifkuna kasoo horjeedka khayriyada dhanka bari ee taalada Shiikh Bashiir -Burco.

17/07/2026

Waxaan ku guulaysanay qalliin aan u samaynay bukaan dhaawac culus ka soo gaadhay madaxa!

Qalliinka waxa fuliyay πŸ‘¨β€βš•οΈDr.Fu'ad Mohammed oo ah dhakhtarka ku takhasusay qalliinnada maskaxda iyo laf-dhabarta iyo maaraynta xanuunada Neerfaha (Neurosurgeon).

☎️+252-711885 / +252-63 7733336 +252657337322
πŸ“ Xaruuntu qaybta bukaan socodku waxey ku taal dabaqa hoose ee Fooqa Miir Hotel - Burco
πŸ“ Qaybta bukaan jiifkuna kasoo horjeedka khayriyada dhanka bari ee taalada Shiikh Bashiir -Burco.

02/07/2026

Wax ka ogoow qalliinada casriga ah ee lagu sameeyo xarunta Kaamil Neurosurgery Center!

Dr. Fuad Mohamed dhakhtarka ku takhasusay qalliinnada maskaxda iyo laf-dhabarta ayaa faahfaahinaya!

Xanuun kasta wuxuu u baahan yahay faham sax ah!πŸ”¬ Kaamil Neurosurgery Center waxaad ka helaysaa baadhitaan dhammaystiran ...
01/07/2026

Xanuun kasta wuxuu u baahan yahay faham sax ah!πŸ”¬ Kaamil Neurosurgery Center waxaad ka helaysaa baadhitaan dhammaystiran oo degdeg ah.

Xarunta waxa aad ka helaysaa:
βœ”οΈ Natiijo isla maalintaas ah
βœ”οΈ Adeeg casri ah
βœ”οΈ Khuburo caafimaad

Kaamil Neurosurgery Center β€” Burco, waa doorashadaada saxda ah!

☎️+252-711885/+252-637733336
πŸ“ Xarunta qaybta bukaan socodku waxay ku taalaa dabaqa hoose ee Fooqa Miir Hotel - Burco.
πŸ“ Qaybta bukaan jiifkuna kasoo horjeedka khayriyada dhanka bari ee taalada Shiikh Bashiir -Burco.

29/06/2026

Waa maxay calaamadaha digniinta ah ee ay tahay in aanad iska indho-tirin ee la xidhiidha hab-dhiska Neerfaha? πŸ‘‡

Dr. Fuad Mohamed dhakhtarka ku takhasusay qalliinnada maskaxda iyo laf-dhabarta ayaa faahfaahinaya!

27/06/2026

Sidee adeegga qalliinnada maskaxda iyo laf-dhabarta ee cisbitaalka Kaamil u saameeyeen bulshada Togdheer & gobollada Bariga Somaliland?πŸ‘‡

Dr. Fuad Mohamed dhakhtarka ku takhasusay qalliinnada maskaxda iyo laf-dhabarta ayaa faahfaahinaya!

24/06/2026

πŸ§ πŸŽ™οΈ PODCAST CUSUB

Maxay ahaayeen caqabadihii bukaanadu waajihi jireen ka hor intii aan Burco laga furin xarunta Kaamil? Kaalin nooce ah ayuu cisbitaalku ugu jiraa gobollada Bariga Somaliland?

Waxa arrimahan iyo kuwo kale ka warramaya Dr. Fuad Mohamed oo ah dhakhtarka ku takhasusay qalliinnada maskaxda iyo laf-dhabarta.

🎧 Daawo podcast-kan si aad u ogaato xog muhiim ah oo badbaadin karta caafimaadkaaga!

❀️ Dhiig-karku waa β€œdilaa aamusan” oo saameeya malaayiin qof, mararka qaarna calaamado ma laha!🩺 Kormeer joogto ah oo ca...
23/06/2026

❀️ Dhiig-karku waa β€œdilaa aamusan” oo saameeya malaayiin qof, mararka qaarna calaamado ma laha!

🩺 Kormeer joogto ah oo cadaadiska dhiigga ah wuxuu kaa caawinayaa ogaanshaha h**e iyo ka hortagga dhibaatooyinka wadnaha, maskaxda, iyo kelyaha.

Cisbitaalka Kaamil waa doorashadaada saxda ah!

☎️+252-711885 / +252-63 7733336 +252657337322
πŸ“ Xaruuntu qaybta bukaan socodku waxey ku taal dabaqa hoose ee Fooqa Miir Hotel - Burco
πŸ“ Qaybta bukaan jiifkuna kasoo horjeedka khayriyada dhanka bari ee taalada Shiikh Bashiir -Burco.

Address

Kasoo Horjeedka Taalada Sheekh Bashiir
Burao

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaamil Neurosurgery Center - Burco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category