Hello Doctor

Hello Doctor Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hello Doctor, Medical and health, October, Burao.

•Building patient trust through powerful digital presence

•Better visibility for doctors, better access for patients

•Transforming healthcare communication in the digital age.”

Munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxa awgeed, Hello Doctor waxay hambalyo iyo duco u diraysaa dhammaan shacabka Muslimi...
26/05/2026

Munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxa awgeed, Hello Doctor waxay hambalyo iyo duco u diraysaa dhammaan shacabka Muslimiinta. 🤍

💚❤️🤍🎉 Happy 35th Anniversary to the Republic of Somaliland! 🎉Today, we proudly celebrate 35 years of resilience, peace, ...
17/05/2026

💚❤️🤍

🎉 Happy 35th Anniversary to the Republic of Somaliland! 🎉

Today, we proudly celebrate 35 years of resilience, peace, unity, and nation-building since the restoration of Somaliland’s sovereignty on 18 May 1991.

This historic day reminds us of the strength, determination, and sacrifice of the Somaliland people in building a stable, democratic, and hopeful nation.

May Somaliland continue to prosper with peace, development, recognition, and success for future generations. 🌍✨

Happy 18 May to all Somalilanders around the world!

💚❤️🤍

🎉 Hambalyo 35 Guurada Jamhuuriyadda Somaliland 🎉

Maanta waa maalin weyn oo taariikhi ah oo aynu ku xusaynno 35 sano guuradii kasoo wareegtay dib ula soo noqoshadii madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland 18 May 1991.

Waa maalin astaan u ah geesinimo, adkaysi, nabad, midnimo iyo horumarka ay shacabka Somaliland ku dhiseen dalkooda.

Ilaahay ha sii xoojiyo nabadda, horumarka, wadajirka iyo rajada shacabka Somaliland. 🌍✨

🎊 Hambalyo dhammaan shacabka Somaliland meel kasta oo ay joogaan. 🎊

Happy 18 May

NB : sawirka qaybta dhalinyarada salaanta bixinaysa waxa xuquuqdisa iska leh oo sawirka qaday 📸Abdirahmaan Aleeli




🌸👩‍⚕️ 12 May – Maalinta Kalkaaliyeyaasha Adduunka 👨‍⚕️🌸Maanta waxaan u dabaaldegaynaa geesiyaasha caafimaadka ee hadh iy...
12/05/2026

🌸👩‍⚕️ 12 May – Maalinta Kalkaaliyeyaasha Adduunka 👨‍⚕️🌸

Maanta waxaan u dabaaldegaynaa geesiyaasha caafimaadka ee hadh iyo habeen u taagan badbaadinta nolosha bulshada.
Kalkaaliyeyaashu waa wadnaha adeegga caafimaadka — naxariis, samir iyo daryeel aan daal lahayn ayay bulshada ugu adeegaan. 💙

✨ “Kalkaaliye wanaagsan ma aha oo keliya qof daweeya bukaanka, balse waa qof rajo, daryeel iyo qalbi wanaagsan siiya.”

🙏 Mahadsanidiin dhammaan kalkaaliyeyaasha dadaalkooda, dulqaadkooda iyo adeeggooda qiimaha badan.
Adinkaa ah iftiinka iyo laf-dhabarta caafimaadka bulshada. 🌍💉

🎉 Happy Nurse Day – 12 May
💙 Hello Doctor






05/05/2026

🏥 Ciirife Medical Center

Ciirife Medical Center waa xarun caafimaad oo si gaar ah diiradda u saarta daryeelka xanuunada carruurta , isla markaana bixisa adeegyo caafimaad oo loogu talagalay dadka waaweyn , kuna taalla magaalada Burco.
📌 Goobta Xarunta:

* Masjidka Tawali ka soo horjeedka Sariibada
* Burco Gobolka Togdheer
* Somaliland

05/05/2026

🏥 Ciirife Medical Center

Ciirife Medical Center waa xarun caafimaad oo si gaar ah diiradda u saarta daryeelka xanuunada carruurta , isla markaana bixisa adeegyo caafimaad oo loogu talagalay dadka waaweyn , kuna taalla magaalada Burco.



👶🩺 Adeegyada (Carruurta):

* Baaritaanka iyo daaweynta cudurrada carruurta
* Kormeerka koritaanka iyo caafimaadka ilmaha
* Daaweynta xanuunnada caadiga ah ee carruurta
* La-talin ku saabsan nafaqada iyo daryeelka ilmaha
* Dabagal joogto ah (Follow-up)



🧑‍⚕️ Adeegyada dadka waaweyn :

* Baaritaanka iyo daaweynta cudurrada guud
* La-talin caafimaad (Consultation)
* Dabagal joogto ah (Follow-up)



📌 Goobta Xarunta:

* Masjidka Tawali ka soo horjeedka Sariibada
* Burco Gobolka Togdheer
* Somaliland



📞 Lambarrada Xiriirka:

* 63-3416198
* 65-9300294
* 63-46973341

💬 WhatsApp (Hello Doctor):

* +252 63 9270417



✨ Hello Doctor: “Bridging the gap between patients and professionals, digitally.”



👶🏥 Ciirife Medical Center – Daryeelka Carruurta Waa Mudnaanteenna.

30/04/2026

🏥 Salaama Clinic Center

Salaama Clinic



🏥 Salaama Clinic waa xarun caafimaad oo bixisa adeegyo caafimaad oo guud, kuna taalla magaalada Burco, gaar ahaan xaafadda October, agagaarka Qaadi Maxamud School.



📌 Goobta Xarunta:

* Xaafadda October
* Agagaarka Qaadi Maxamud School
* Burco, Gobolka Togdheer



📞 Lambarrada Xiriirka:

* 0659444555 (Somtel)
* 0634396082 (Telesom)



🏥 Salaama Clinic – Quality Healthcare for the Community.

27/04/2026

🏥 Togdheer Private Hospital

Togdheer Private Hospital



🏥 Togdheer Private Hospital waa cisbitaal ugu adeega bulshada gobolka Togdheer takhasusyada lafaha ( qaliinada iyo kabniinada lafaha iyo daawaynta xanuunada lafaha ku dhaca) iyo xanuunada guud iyo maqaarka .



🦴 Takhasusyada Lafaha:

* Qalliinnada lafaha
* Kabniinnada lafaha
* Daaweynta xanuunnada lafaha ku dhaca
* Daaweynta dhaawacyada iyo jabniinka
* Xanuunnada kala-goysyada iyo murqaha



🩺 Adeegyada Kale ee Xarunta:

* Baaritaanka iyo daaweynta cudurrada guud
* Daaweynta cudurrada maqaarka
* La-talinta iyo daaweynta cudurrada raaga sida:
* Macaanka (Diabetes)
* Dhiigkarka (Hypertension)
* Tayroodhka (Thyroid disorders)
* La-talin caafimaad (Consultation)
* Dabagal joogto ah (Follow-up)



🚑 Emergency & Trauma Care:
Waxaa sidoo kale xarunta kuugu diyaar ah adeegga dhaawac muujinta iyo qaybta Emergency-ga, oo 24 saac furan kana shaqaynaysa badbaadinta iyo daryeelka degdegga ah.



👨‍⚕️ Dhakhaatiirta Xarunta:

*Dr Hayaan – Dhakhtar takhasus sare oo lafaha ah, lehna khibrad ka badan 20 sano
* Dr Faisal Dirie – Dhakhtarka cudurrada guud



👨‍⚕️ Daryeel Xirfad Leh:
Togdheer Private Hospital wuxu bixiyaa adeeg caafimaad oo casri ah, iyagoo adeegsanaysa qalab tayo sare leh iyo shaqaale caafimaad oo khibrad leh.



📌 Goobta Xarunta:

*Agagaarka biriishka dahabshiil ee masaajidka sune (Burco)
* Gobolka Togdheer
* Somaliland



📞 Lambarrada Xiriirka:

* 063-4944440 (Telesom)
* 065-4944440 (Somtel)

💬 WhatsApp (Hello Doctor):

* +252 63 9270417



✨ Hello Doctor: “Bridging the gap between patients and professionals, digitally.”



🏥 🌟 Togdheer Private Hospital: “Where Excellence Meets Perfection in Patient Care.”

Marburg Virus ka dilaacay Ethiopia wuxuu la mid yahay Ebola Viruskii Africa gilgilay.
15/11/2025

Marburg Virus ka dilaacay Ethiopia wuxuu la mid yahay Ebola Viruskii Africa gilgilay.

Address

October
Burao

Telephone

+252634373325

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hello Doctor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hello Doctor:

Share