Caafi Dermatology Burco

Call Directions Contact the practice

Caafi Dermatology Burco CAAFI DERMATOLOGY, ALLERGY AND LASER CENTER ---BURCO

●🩺 Urticaria (Hives) afsoomali (caaro)Urticaria waa finan casaan ah, kor uga soo baxsan jidhka qofka(maqaarka)'oo aad u ...
09/08/2026

●🩺 Urticaria (Hives) afsoomali (caaro)
Urticaria waa finan casaan ah, kor uga soo baxsan jidhka qofka(maqaarka)'
oo aad u cuncuna, kuwaas oo si lama filaan ah uga soo jidhka.
Waxa keeni kara waxyaabo kala duwan sida cunto , dawooyin, xanuunada qaar ,qaniinyada cayayaanka, , kulayl ama qabow.
⚠️ Haddii uu jiro neefsashada oo adkaata ama barar cunaha/carrabka ah, waa xaalad degdeg ah oo u baahan gargaar caafimaad isla markiiba.
⚠️waa in aad ila markiiba si degdeg ah u tagtaa goob caafimaad.

Favre rocouchot syndrome  {nodular elastosis with cysts & comedones }
21/05/2026

Favre rocouchot syndrome {nodular elastosis with cysts & comedones }

22/10/2025
BUSHAARO BUSHAARO BUSHAAROwaxaa loogu bushaaraynayaa dhamaan dadwaynaha ku dhaqan magaalada burco in dhaqtarka maqaarka ...
29/07/2024

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO
waxaa loogu bushaaraynayaa dhamaan dadwaynaha ku dhaqan magaalada burco in dhaqtarka maqaarka iyo xasaasiyada ee
CAAFI DERMATOLOGY, ALLERGY AND LASER CENTER
uu kuu soo kordhiyay laysarada qaliinka iyo qurxinta maqaarka
sida
1;LAYSERKA LAGU DAAWEEYO HAARAHA AMA MADMADAWGA WEJIGA
2:LASERKA QALIINKA BUROOYINKA
3:LASERKA LAGU DAAWEEYO DHIDHKA GUBASHADA , IYO NABARADA KUDHCA JIDHKA
4:LASERKA JEEXJEEXA IYO DEBACA KU YIMAADA JIDHKA
5:LASERKA FINANKA ,IYO GODGODKA WEJIGA, IYO SALIIDA WEJIGA
7: FACIAL SKIN ANALYSER :MASHIINKA LAGU EEGO BEDQABKA IYO NOOCA WEJIGA WEJIGA
8 lLASERKA DAAWAYNTA DAADASHADA TIMAHA IYO KOPCINTA TIMAHA
8 : PRP RROCETURE: HAB CASRI AH OO LAGU DAAWEEYO DAADASHA TIMAHA IYO KOBCINTA CUFNAANTA TIMAHA
: waxaad kaloo ka helaysaa
daawaynta
● cuncunka
●cambaarta
●haaraha wejiga
●casaanka wejiga
●finanka wejiga
●qawadka
●caana gocatada
●soobaxyada jidhka
●toxobta timaha
●xiiqda iyo saboorka
waxaa labada gelinba kuu fadhiya

DR MOAHMED ABDIRISAK AHMED

subaxii :7:50AM ilaa 12:00PM

gelinka danbe 4:20PM ILAA 8:30 PM


GOOBTA: Xaruntu waxay ku taalaa isgoyska afgooye ama kasoo horjeedka hudheelka xariir

ama soo garaac 711188

23/05/2024

Address

Burco

Telephone

+252634483114

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caafi Dermatology Burco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Caafi Dermatology Burco:

Shortcuts

Share

Category