Burao Imaging Center

Burao Imaging Center 🧠 MRI
πŸ–₯️ CT Scan
🩻 X-Ray
🀰 Ultrasound

01/09/2026

πŸ₯ Burao Imaging Center waxa diyaar kuugu ah qalab casri ah oo kaa caawinaya ogaanshaha sababta xanuunkaaga!

πŸ“ž+252-711130 / +252-4003655
πŸ“Ka soo horjeedka Khayriyaddii h**e ee Burco, dhanka Bari ee taalada Sh.Bashiir.



30/08/2026

πŸ”¬ ULTRASOUND CASRI AH

Burao Imaging Center β€” Accurate Diagnosis, Saving Lives!

☎️ +252-711130 / +252-4003655
πŸ“Ka soo horjeedka Khayriyaddii h**e ee Burco, dhanka Bari ee taalada Sh.Bashiir.



23/08/2026

Dhakhso u ogoow nooca dhaawaca ku soo gaadhay oo soo booqo xarunteena Burao Imaging Center oo uu kuu yaalo MRI casri ah!

☎️ +252-711130 / +252-4003655
πŸ“Ka soo horjeedka Khayriyaddii h**e ee Burco, dhanka Bari ee taalada Sh.Bashiir.



18/08/2026

Mishiinka casriga ah ee Ultrasound-ku waxa uu diyaar kuugu yahay xarunteena Burao Imaging Center!

15/08/2026

πŸ”¬ CT-Scan: Baadhitaan Casri ah oo Faahfaahsan!

πŸ₯ Burao Imaging Center waxa diyaar kuugu ah adeegga CT-Scan-ka oo casri ah iyo sidoo kale shaqaale xirfad leh!

🫁 Chest Ultrasound waa baadhitaan casri ah oo ka caawiya dhakhaatiirta inay si degdeg ah u ogaadaan xaaladaha sambabada ...
13/08/2026

🫁 Chest Ultrasound waa baadhitaan casri ah oo ka caawiya dhakhaatiirta inay si degdeg ah u ogaadaan xaaladaha sambabada iyo laabta, iyadoo aan xanuun lahayn isla markaana ammaan ah.

Haddaba waxa xarunta Burao Imaging Center diyaar kuugu ah adeegga Chest Ultrasound oo ay kuu fulinayaan xirfadlayaal caafimaad oo adeegsanaya qalab casri ah.

Burao Imaging Center waa doorashadaada saxda ah; waxaad xaruunteena ka helaysaa:
πŸ–₯️ Qalab casri ah oo sawir-qaadis sax ah bixiya
⏱️ Natiijo degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo
πŸ” Adeeg joogto ah 24HRS
☎️ +252-711130 / +252-4003655
πŸ“Ka soo horjeedka Khayriyaddii h**e ee Burco, dhanka Bari ee taalada Sh.Bashiir.



12/08/2026

Afar qoddob oo ay tahay inaad ogaato ka hor MRI-ga!

MRT: Muse Hassan Haliil ayaa faahfaahinaya.

09/08/2026

Burao Imaging Center: Qalab casri ah, sawir qaadis sax ah, iyo adeeg hufan.

☎️ +252-711130 / +252-4003655
πŸ“Ka soo horjeedka Khayriyadda Burco, dhanka Bari ee taalada Sh.Bashiir.





Address

Ka Soo Horjeedka Khayriyada Burco
Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Burao Imaging Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share