Cusbitaalka Kalkaal Buhodle - Kalkaal Hospital - Buhodle

Cusbitaalka Kalkaal Buhodle - Kalkaal Hospital - Buhodle Kalkaal Hospital Himiladiisu waa u adeegida bulshada deegaanka buuhoodle iyo nawaaxigiisa

Permanently closed.
Dhakhtarka Maqaarka, Timaha, Cidiyaha & Qurxinta halaga faa,iideysto
10/07/2026

Dhakhtarka Maqaarka, Timaha, Cidiyaha & Qurxinta halaga faa,iideysto

Is qoriduna way Socotaa
07/07/2026

Is qoriduna way Socotaa

06/07/2026

๐Ÿ“ข *Wargelin Muhiim ah โ€“ Bulshada Buuhoodle*
Al Bushra Medical Center oo kaashanaysa *Kalkaal Hospital* waxay magaalada Buuhoodle ku qabanayaan olole caafimaad oo gaar ah inta u dhaxaysa *11โ€“13 Luulyo 2026.*

๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Adeegyada waxaa bixinaya *Dr. Ahmed Xiis Muuse,* oo ku takhasusay daaweynta cudurrada maqaarka, timaha, cidiyaha iyo adeegyada qurxinta.
๐Ÿ“ Isdiiwaangelintu waxay ka socotaa Kalkaal Hospital, kasoo horjeedka Masjidka Rowda (Masaajidka Dabaqa ah).

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir: *0634214874 ama 0654214874.*

Dhakhtarkii Neerfaha & Dhimirka aya Cusbitaalka Kalkaal Buhodle kaga shaqo bilaabay
23/06/2026

Dhakhtarkii Neerfaha & Dhimirka aya Cusbitaalka Kalkaal Buhodle kaga shaqo bilaabay

Wargelin
20/06/2026

Wargelin

18/06/2026
Dhakhtarkii Neerfaha & Dhimirka ayaa 22/Jun/2026 ku iman doona  Cusbitaalka Kalkaal Buuhoodle
16/06/2026

Dhakhtarkii Neerfaha & Dhimirka ayaa 22/Jun/2026 ku iman doona Cusbitaalka Kalkaal Buuhoodle

Ciid wanaagsan
26/05/2026

Ciid wanaagsan

Ka Faa,iideysi Wacan
26/05/2026

Ka Faa,iideysi Wacan

19/05/2026

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

Anagoo ah bahda Cusbitaalka Kalkaal ee Buuhoodle waxaa tacsi tiiraanyo leh udireynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagay Dr Mubaarak Cabdinuur Aw-muuse oo maanta u geeriyooday xanuun muddo hayey. Waxaan marxuumka Alle uga baryeynaa danbi-dhaaf , naxariis iyo inuu janadiisa hoy uga dhigo.

Marxuumkuu wuxuu ahaa xirfadle caafimaad iyo dhakhtar dadkiisa iyo dalkiiisa si weyn ugu soo adeegay xilliyo adag wax badana kusoo kordhiyey adeega caafimaadka ee gobolka , waxaan qoyska qaraabada , asxaabta iyo bahwaynta caafimaadka u dardaarmaynaa samir iyo Iimaan. Wbt.

Address

Buhodle
Buuhoodle
252

Telephone

+252634214874

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cusbitaalka Kalkaal Buhodle - Kalkaal Hospital - Buhodle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category