Al Imran Academy for Health science

Al Imran Academy for Health science Your Skills Are Our Priority
(1)

Jimco Mubaarak.     ゚viralシ    ゚
11/09/2026

Jimco Mubaarak.



゚viralシ

Ardayda Cusub ee Dufcada 3ªªD ee dhigata Basic Computer ayaa shaley si guul leh u dhammeystay isbuucii 14ªªD ee baraatik...
10/09/2026

Ardayda Cusub ee Dufcada 3ªªD ee dhigata Basic Computer ayaa shaley si guul leh u dhammeystay isbuucii 14ªªD ee baraatikadooda 15ªªD.

FG: Haddii aad danaynayso waxbarasho tayo sare leh iyo baraatiko joogto ah, ku soo biir Machadka Al Imran si aad u hesho aqoon iyo xirfad ku diyaarinaysa mustaqbal ifaya.

🕓 Qeybta: 4:00 PM
📍 Xarunta 1-aad ee Machadka Al Imran

📞 +252 612729794 / +252 622729794

✅ MAGACAABIS RASMI AH 🏅Ku: Zeinab Ibrahim AbdinorOg: Guddoomiye ku xigeenka Midowga Ardeyda Machadka Al Imran.Og: Madaxa...
09/09/2026

✅ MAGACAABIS RASMI AH 🏅

Ku: Zeinab Ibrahim Abdinor
Og: Guddoomiye ku xigeenka Midowga Ardeyda Machadka Al Imran.
Og: Madaxa Xafiiska Machadka Al Imran

Ujeedo: Magacaabis

Gudoomiyaha Midowga Ardeyda Machadka Al Imran Mr. Nor Ahmed Osman (AASU) ayaa si rasmi ah u magacaabay Zeinab Ibrahim Abdinor inay noqoto Ku-xigeenka Xoghayaha Guud Midowga Ardeyda Machadka Al Imran. 🖋️

Magacaabistan ayaa ka tarjumaysa kalsoonida, dadaalka iyo hoggaaminta wanaagsan ee ay ku leedahay arrimaha ardeyda, iyadoo la filayo inay door muuqda ka qaadato hagaajinta howlaha maamulka iyo xiriirka ardeyda.

Maamulka iyo midowga ardeyda waxay u rajeynayaan Zeinab Ibrahim Abdinor inay xilkan si daacadnimo iyo karti leh u guto, ayna sii xoojiso wada shaqeynta iyo midnimada ardeyda Machadka Al Imran. 🤝✨





08/09/2026

✨ Dib u Xusuuso Dufcaddii 2ªªD ee Al Imran Academy! 🎓

Maryan Yasiin Isse.

“Hoyga Aqoonta iyo Xirfadda ee Al Imran.” 🌟

🌿 WORLD PHYSIOTHERAPY DAY 2026 🩺MOVE BETTER.LIVE HEALTHIER.Physiotherapy & Physical Activityplay a vital role in the pre...
08/09/2026

🌿 WORLD PHYSIOTHERAPY DAY 2026 🩺

MOVE BETTER.
LIVE HEALTHIER.

Physiotherapy & Physical Activity
play a vital role in the prevention, management, and rehabilitation of cardiovascular disease and stroke.

💚 Movement Is Medicine
8 SEPTEMBER 2026.

Al Imran Academy for Health science and Technology

📍 Buur Hakaba | 📞 612729794

👉Your Skills Are Our Priority👈

Waxaa si habsami leh nagu soo idlaaday {Oral 𝐄𝐱𝐚𝐦} ee ardada Machadka Al Imran Academy for Health science and Technology...
03/09/2026

Waxaa si habsami leh nagu soo idlaaday {Oral 𝐄𝐱𝐚𝐦} ee ardada Machadka Al Imran Academy for Health science and Technology.

02/09/2026

Al Imran Academy for Health science and Technology.

Aqoonta Iyo Xirfadaha Machadka Al Imran.

✅ MAGACAABIS RASMI AH 🏅Ku: Hussein Hamud Ibrahim.Og: Guddoomiye ku xigeenka Midowga Ardeyda Machadka Al Imran.Og: Madaxa...
02/09/2026

✅ MAGACAABIS RASMI AH 🏅

Ku: Hussein Hamud Ibrahim.
Og: Guddoomiye ku xigeenka Midowga Ardeyda Machadka Al Imran.
Og: Madaxa Xafiiska Machadka Al Imran

Ujeedo: Magacaabis

Gudoomiyaha Midowga Ardeyda Machadka Al Imran Mr. Nor Ahmed Osman (AASU) ayaa si rasmi ah u magacaabay Hussein Hamud Ibrahim inay noqdo War-faafinta iyo Xariirka Ardeyda Machadka Al Imran. 🖋️

Magacaabistan ayaa ka tarjumaysa kalsoonida, dadaalka iyo hoggaaminta wanaagsan ee uu ku leedahay arrimaha ardeyda, asiga oo la filayo inay door muuqda ka qaato hagaajinta howlaha maamulka iyo xiriirka ardeyda.

Maamulka iyo midowga ardeyda waxay u rajeynayaan Hussein Hamud Ibrahim inay xilkan si daacadnimo iyo karti leh u guto, ayna sii xoojiso wada shaqeynta iyo midnimada ardeyda Machadka Al Imran. 🤝✨





✅ MAGACAABIS RASMI AH 🏅Ku: Abdullahi Adam HassanOg: Guddoomiye ku xigeenka Midowga Ardeyda Machadka Al Imran.Og: Madaxa ...
02/09/2026

✅ MAGACAABIS RASMI AH 🏅

Ku: Abdullahi Adam Hassan
Og: Guddoomiye ku xigeenka Midowga Ardeyda Machadka Al Imran.
Og: Madaxa Xafiiska Machadka Al Imran

Ujeedo: Magacaabis

Gudoomiyaha Midowga Ardeyda Machadka Al Imran Mr. Nor Ahmed Osman (AASU) ayaa si rasmi ah u magacaabay Abdullahi Adam Hassan inay noqdo Xoghayaha Midowga Ardeyda Machadka Al Imran. 🖋️

Magacaabistan ayaa ka tarjumaysa kalsoonida, dadaalka iyo hoggaaminta wanaagsan ee uu ku leedahay arrimaha ardeyda, asiga oo la filayo inay door muuqda ka qaato hagaajinta howlaha maamulka iyo xiriirka ardeyda.

Maamulka iyo midowga ardeyda waxay u rajeynayaan Abdullahi Adam Hassan inay xilkan si daacadnimo iyo karti leh u guto, ayna sii xoojiso wada shaqeynta iyo midnimada ardeyda Machadka Al Imran. 🤝✨





✅ MAGACAABIS RASMI AH 🏅Ku: Faadumo Macalin Isse AbdullahiOg: Guddoomiye ku xigeenka Midowga Ardeyda Machadka Al Imran.Og...
02/09/2026

✅ MAGACAABIS RASMI AH 🏅

Ku: Faadumo Macalin Isse Abdullahi
Og: Guddoomiye ku xigeenka Midowga Ardeyda Machadka Al Imran.
Og: Madaxa Xafiiska Machadka Al Imran

Ujeedo: Magacaabis

Gudoomiyaha Midowga Ardeyda Machadka Al Imran Mr. Nor Ahmed Osman (AASU) ayaa si rasmi ah u magacaabay Faadumo Macalin Isse inay noqoto Madaxa Arimaha Ardeyda Machadka Al Imran. 🖋️

Magacaabistan ayaa ka tarjumaysa kalsoonida, dadaalka iyo hoggaaminta wanaagsan ee ay ku leedahay arrimaha ardeyda, iyadoo la filayo inay door muuqda ka qaadato hagaajinta howlaha maamulka iyo xiriirka ardeyda.

Maamulka iyo midowga ardeyda waxay u rajeynayaan Faadumo Macalin Isse inay xilkan si daacadnimo iyo karti leh u guto, ayna sii xoojiso wada shaqeynta iyo midnimada ardeyda Machadka Al Imran. 🤝✨





Address

Suuq Yaraha Road
Buurhakaba

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Imran Academy for Health science posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share