Dhabbad General Hospital

Dhabbad General Hospital This page is the official site of Dhabbad District Hospital which is managed by Dr Said Egaal.

 :-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulahada ee Dowladda Galmudug Dr. Yaasin Cabdi Jaamac oo ay wehliyaan W...
20/04/2024

:-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulahada ee Dowladda Galmudug Dr. Yaasin Cabdi Jaamac oo ay wehliyaan Wasiiro iyo Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug, Agaasimaha Guud ee Hay'adda la dagaalanka Musuqmaasuqa, Agaasimaha Maamulka & Maaliyada Wasaaradda Caafimaadka iyo Odayaasha Dhaqanka ayaa maanta booqasho ku tagay Degmada Dhabbad ee Gobolka Galgaduud.

Wasiirka ayaa ugu horeyn kormeer ku tagay Xarumaha Caafimaadka ee Degmada sida MCH-ka iyo Isbitaalka halkaas oo ay ka socdaan qaybaha kala duwan adeeg bixinta caafimaad ee Degmada Dhabbad.

Wasiirka ayaa ugu dambeyn kula dardaarmay maamulka iyo shaqaalaha Xaruumahan inay halkaas kasii wadaan dadaalka wax ku oolka ah ee ay u hayaan bulshada deegaanka.
Said Goodeey

Hambalyo Munaasabadda Dhalashada Nabigeena SCW :-Waxaan Muslimiinta adduunka Ugu Hambalyaynayaa Munaasabadda Mowlidka Su...
26/09/2023

Hambalyo Munaasabadda Dhalashada Nabigeena SCW :-

Waxaan Muslimiinta adduunka Ugu Hambalyaynayaa Munaasabadda Mowlidka Suubbanaha CSW waxaan si gaara u boorrinayaa Akhrinta Qur'aanka, kasheekaynta Siiradda Nabbiga CSW , Bixinta Sadaqaadka kala duwan, Soomidda maalinta barakaysan , kafarxinta Caruurta iyo Xaasaska.

Hambalyo guud ahaan bulshadda Muslimkaa gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed.

Mds Said Egaal

OGAYSSIIS OGAYSSIIS :-Waxaan ugu bishaaraynayaa bulshada reer Galmudug ee kunool magaaladda Dhabbad iyo Nawaaxigeeda in ...
31/03/2023

OGAYSSIIS OGAYSSIIS :-

Waxaan ugu bishaaraynayaa bulshada reer Galmudug ee kunool magaaladda Dhabbad iyo Nawaaxigeeda in Cisbitaalka Guud ay imaanayaan koox dhakhaatiir ah oo kafillin doona Baadhitaanno, Daawayn , iyo Qalliimo muddo Asbuuc ah Insha Allah.

Waxaan muhiimadda Saaraynaa kor u qaadista Caafimaadka bulshada weliba xiligaan adag oo kale.

Kafaa'idaysi wacan .

Maamulka Cisbitaalka guud ee degmadda Dhabbad ee gobolka Galgaduud ee Dowladda Galmudug.

Address

Degmadda Dhabbad Ee Galgaduud Galmudug
Dhuusamarreeb

Telephone

+252616919227

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhabbad General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category