28/01/2026
QAYBTA DHAWACYADA IYO QALLIIMADA LAFAHA
(Orthopedics and Trauma Surgery)
• Qalliimada lafaha
• Qalliimada seedaha
• Kabniinka iyo toosinta lafaha
• Daawaynta dhaawacyada kala duwan
• Daawaynta lafa xanuunka
• Daawaynta iyo nafaqaynta lafaha
• Daawaynta murqo xanuunka
• Daawaynta xanuunka kalagoysyada
• Daawaynta seedo xanuunka
• Sixitaanka lugaha qalloooca
• Sixitaanka gacmaha qalloooca
• Talo bixiin caafimaad oo dhammaystiran
Dhakhtarku waxa uu 24ka saacba heegan kugu yahay oo aad ka helaysaa Cusbitaalka.
Kala xidhiidh wixii faahfaahin dheeraad ah:
063-8884777/063-8885777