04/08/2026
Ilaalinta caafimaadka afka iyo ilkaha waxay ka bilaabataa maareynta caadooyinka maalmeed. Waxyaabaha ugu badan ee keena suuska waxaa ka mid ah:
-Nadaafad darro afka ah (cadayasho la'aan ama habhaldhi)
-Cunista cuntooyinka sokorta badan
-Isticmaalka sigaarka iyo qaadka
-Qaleelka ama engegga afka
Haddii aad isku aragto calaamadaha suuska ama aad rabto in aad baaritaan guud sameyso, booqo dhaqtarkeena afka iyo ilkaha ee Shifo Hospital.
📍 Goobta: Galkacyo, Puntland, Somalia
📞 Nala Soo Xiriir: +252 90 7755214 / +252 61 7578829