09/06/2026
Ogaysiis ogaysiis muhiim ah
Dhamaan bulshada ku dhaqan magalada galkacyo iyo nawaxikiisa in uu imaanayo
iyo oo Muqdisho loo aadi jiray, , oo leh Khibrad aad u sarayso ayaa imaanaya 12/6/2026 Ramadan Hospital Galkacyo.
Dhakhtarku waxa uu daweynayaa Xanuunada iyo sida:
1: Waalida
2: Qalalka
3: jareynta
4: Madax xanuunka soo noqnoqda
5: dhabar xanuunka
6:kababyada
7:hurdo laanta
8:Walwalka iyo Walaaca
9: Shakiga, iyo xaaladaha murugeed.
Dhakhtarku waxa uu maalmo kooban joogi doonaa isbitaalka Ramadan Gaalkacyo.
Isbitaalka Ramadan wuxuu ku yaalla Galkacyo, agagaarka Hotel Five star.
Wixii fahafaahin dheeri ah kala xiriir
0905373131/0613354300
Ramadan Hospital is a center comprising of doctors in all disciplines for accurate diagnosis, managem