Dr. Zaynab Health Center

Dr. Zaynab Health Center Xarunta Caafimaadka Dr Zaynab
Waa xarun laga helo adeegyo caafimaad kala Duwan oo heer sare ah

WAR-GELIN MUHIIM AHWaxaa shaqada dib ugu soo laabanaysaDr. Zeinab Abdirahman Ali(Dhakhtarka cudurrada haweenka iyo qalii...
16/10/2025

WAR-GELIN MUHIIM AH

Waxaa shaqada dib ugu soo laabanaysa
Dr. Zeinab Abdirahman Ali
(Dhakhtarka cudurrada haweenka iyo qaliinnadooda)

🗓 Maalinta: Sabti, 18-ka October

🕟 Saacadaha shaqada: 4:30 galabnimo – 9:00 habeenimo

💬 Qaabilaadda bukaannada waa bilaash inta ka dhiman bisha.

Kusoo dhawaada Xarunta Caafimaadka Dr zaynab Health Center oo ka heli kartid howalaha caafimaadka sida :1.Daawaynta Cudu...
09/05/2022

Kusoo dhawaada Xarunta Caafimaadka Dr zaynab Health Center oo ka heli kartid howalaha caafimaadka sida :
1.Daawaynta Cudurada Haweenka iyo daryeelka hooyada uurka leh
2.Daawaynta Cudurada Caruurta
3.Computer ka uurku jirta
4.Shaybaar Casri ah
5.Farmashi daawo tayo leh
Xarunta waxe ku taalaa kaso horjeedka hotel Embasy AMA Kala soo xiriir tell .HORMUUD 0614989898 GOLIS: 0905542626

05/05/2022

Address

Astaan Hobyo
Gaalkacyo

Telephone

+252614989898

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Zaynab Health Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Zaynab Health Center:

Shortcuts

Share