17/04/2026
Isbitaalka Daacad oo aad uga barateen daaweyn iyo Daryeel caafimaad ayaa maantay bilaabay qaliino indho fiiqis ah oo bilaash ah.
Dr Maxamed Kooshin oo ku takhsuusay qaliinka indhaha, Daaweynta indhaha, iyo u kuur-gelida xaaladda caafimaad ee indhaha la xariira
Kala xariir wixii faahfaahin ah
0617074499
0906756959