18/05/2022
Jadeeco (measles)
-waaa caaabuq aad u faafa la isuguna gudbiyo isku neefsigga (airborne disease ) ,caruurta 5 sano ka Yar ayuu si gooniya ugu sii badanyahy Kuna leeyahy raad reeb caafimaaad darro oo ilmaha noloshiisa khatar ku yeellan karto (complications ) sida shuban fuuq Bax wata (Dairhoe with dehydration) ,oof wareen (pneumonia ) ,cabeeb baahsan (stomatitis ) ,caabuqa dhagaha (otitis media ) ,nafaqo darro ( malnutrition) ,dhawac ay u geysto indhaha iyo cillado kle oo badan .
-qandho sareysa ,qufac ,maqaarka oo nabaro Yar Yar ka Soo daataan ,duuf badan waaa qeybo ka mid ah calamaaddaha ay jadeecaddu leedahay
- haddaba waaayahan dambe waxàaa aad u Soo badanaya xaallada jadeecadda dadka ay Soo ridaynaso gaar ahaan ciyaalka 5 sano ka Yar .
Waxaaan ku baraarujin bulshada somaliyeed oo ay xogtaàn Soo gaarto inay tallooyinkaan si xushmad leh u qaataaan hoos ku xusan
1.in ciyaaalka ay tallaalka si dhamaystiran u siiyaaan xilligii loogu tallo gallay gaar ahaan 9bilood ilaaa 15billood jirkaaa
2.in haddii ay calamadaha jadeecadda aan kor ku xusay ama uga shakiyaanba xarumaha caafimaad la gaaran .
3.naas nuujintu waaa difaaaca klya ee ilmaha 2yrs ka Yar ay raasamaalka u ah .
dadalku waaa muhim.
Dr Abshir Hassan MD