06/08/2026
Haddii aad Galkayo Joogto waxan kugu casumaynaa inaad nagala soo qaybgasho Barnaamijka ay qabanayaan Ardayda Community Mental Health workerska, ciwaankiisuna yahay Saamaynta baraha bulshadu kuleedahay caafimaadka Maanka.
Barnaamijkaan oo dhacaya Galabta oo ah 6-8-2026