13/08/2026
๐ฆท Suuska Carruurta โ Ka Hortag Inta Ay Yaryihiin!
Suusku waa dhibaato ku badan carruurta, wuxuuna sababi karaa xanuun, ur afka ah iyo dhibaato cunista.
โ
Ilmaha ha cadaydo 2 jeer maalintii
โ
Yaree nacnaca iyo cabitaannada sonkorta leh
โ
Ilmaha si joogto ah ugu gee dhakhtarka ilkaha
Ilko caafimaad qaba = Ilmo faraxsan โค๏ธ๐ฆท
ihsan hospital